Daawo: Tv-ga Sucuudiga Oo Shaaciyay Geerida Boqorkii Dalkaas Cabdalla Bin Cabdi Casiis Iyo Boqorka Cusub

0
Friday January 23, 2015 - 13:03:47 in by salman abdi
  • Visits: 761
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Tv-ga Sucuudiga Oo Shaaciyay Geerida Boqorkii Dalkaas Cabdalla Bin Cabdi Casiis Iyo Boqorka Cusub

    Waxa kale oo warka telefishanku sii daayay oo tacsi u badnaa lagu cadeeyay in boqorka cusub ee dalkaasi noqday, ninkii dhaxalka lahaa Amiir Salman Bin Cabdi Casiis

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa kale oo warka telefishanku sii daayay oo tacsi u badnaa lagu cadeeyay in boqorka cusub ee dalkaasi noqday, ninkii dhaxalka lahaa Amiir Salman Bin Cabdi Casiis

Telefishanka Rasmiga ah ee ku hadla Afka boqotooyada Sucuudi Arabiya ayaa, shaaciyay geerida boqorkii dalkaas Boqor Cabdalla Bin Cabdi Casiis Aala Sucuud, kaas oo sida lagu sheegay bayaan boqortooyadu soo saartay geeriyooday habeenimadii jimce ee 23.012015 ka, saacadu markii ay ahayd kowdii habeenimo ee wakhtiga dalka Sucuudiga.



Waxa kale oo warka telefishanku sii daayay oo tacsi u badnaa lagu cadeeyay in boqorka cusub ee dalkaasi noqday, ninkii dhaxalka lahaa Amiir Salman Bin Cabdi Casiis, kaas oo isna uu dhaxal suge u noqon doono, Amiir Muqrim bin Cabdi Casiis Aala Sucuud, waxa kale oo lagu sheegay bayaanka in maalinta bari salaada jimce ka dib la aasi doono boqorkii hore, boqorka cusubna lala baayactami doono salaada





Contact@afkashacabka.com