Guddida Qaramada Midoobay Ee La Socodka Cuna-qabataynta Hubka Soomaaliya Oo Warbixin Ay Soo Saareen Ku Xusay Markabka Hubka Sida Ee Berbera Lagu Qabtay

0
Friday January 30, 2015 - 15:47:31 in by salman abdi
  • Visits: 1101
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddida Qaramada Midoobay Ee La Socodka Cuna-qabataynta Hubka Soomaaliya Oo Warbixin Ay Soo Saareen Ku Xusay Markabka Hubka Sida Ee Berbera Lagu Qabtay

    Markabka ku soo xidhay dekada magaalada Berbera, ee Somaliland, ee laga helay hbka iyo saanadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Markabka ku soo xidhay dekada magaalada Berbera, ee Somaliland, ee laga helay hbka iyo saanadda

 Markabka ku soo xidhay dekada magaalada Berbera, ee Somaliland, ee laga helay hbka iyo saanadda milatariga, ayaa ka mid ah Maraakiibta ay sida weyn isha uga hayaan dhaqdhaqaaiisa Guddiga xakamaynta iyo daba-galka cunoqabataynta hubka ee Qaramadda Midoobay. ee ka midka ah maraakiibta sida sharci darrada ah u kootarabaaniya hubka iyo saanada milatariga initial; background-repeat: initial;">Guddida Qaramadda Midoobay u qaabilsan xakamaynta iyo la socodka cuna-qabataynta hubka ee Soomaaliya, Sudan Iyo Eritrea, ayaa warbixin ay soo saareen sannadkii 2013-kii, oo ay u gudbiyeen golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxa ay ku sheegeen in markabkan hada ku sugan dekada Berbera, ee hubka sidaa uu ka mid yahay Maraakiibta sida sharci daradda ah ugu soo qaada hubka iyo saanadda milatariga dalalka bariga Afrika iyo dalka Yemen, isaga oo magaca markabkan lagu xusay warbixintan.

 

Waxaana warbixintan oo aad u dheerayd oo dhinacyo badan taabanaysay ayay guddidu ku xuseen In Marakabkan lagu magacaabo Shakir 1, ee IMO-numbarkiisuna yahay 7929108, uu bishii Octobar, sannadkii 2012-kii, uu dekadda ku taalla magaalada Dubai, ee lagu magacaabo Jabal-Ali, uu ka soo rarary Shixnad Hub ah iyo saanad milatari ah, kunna soo xidhay dekada Mussawa, ee dalka Eritrea.

SOURCE- HALKAN KA AKHRI WARBIXINTAN OO FAAH-FAAHSAN OO GUJI LINK-GAN HOOSE

http://hiiraan.com/news4/2013/ july/30365/un_security_ council_report_on_monitoring_ group_on_somalia_and_eritrea. aspx



Contact@afkashacabka.com