Daawo Sawiro Laga Qaaday Markabkii Hubka Siday Ee Lagu Qabtay Dekedda Berbera .

0
Friday January 30, 2015 - 23:36:08 in by salman abdi
  • Visits: 2005
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawiro Laga Qaaday Markabkii Hubka Siday Ee Lagu Qabtay Dekedda Berbera .

    Xukumadda somaliland ayaa Go,aansaday in La dejiyo Hubka Saaran Markabka MV Shaakir oo todobaadkani Lagu Qabtay Saanad Malatari inkastoo Culus xooglihi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukumadda somaliland ayaa Go,aansaday in La dejiyo Hubka Saaran Markabka MV Shaakir oo todobaadkani Lagu Qabtay Saanad Malatari inkastoo Culus xooglihi
kasoo Gaadhay Xukumadda Kooxda Qaramadda Midoobay ee UN Monitoring Group oo maalintii shalay ahayd loo ogolaaday inay booqdaan Gudaha Markabka isla Markaasna ay soo arkaan Hubkaasi.

Shabakadda Caynabanews oo Muddooyinkii ugu dambeeyay ku hawlanayd baadhitaan iyo siddii loo heli lahaa warar xaqiiqda ku qotoma oo la xidhiidha Markabka MV Shaakir oo hub lagu qabtay dhawaan dekedda magaaladda berbera ayaa Heshay xogo dheeraad ah oo muujinaya hubkaasi iyo cadadkiisa.

 

Hubkani oo ah mid Casri ah waxaa uu soo baxay Taarikhda dhow Waxaanna sidda ku Cad Rasaasta Hubkani Ku Taarikhaysan yahay 2007 inkastoo hadda la dejiyay balse waxaa jira inaan wali loo aqoonsan Hanti Qaran oo somaliland leeyahay waxaana jira dedaalo iska soo horjeeda oo ilaa hadda socda.

Bahda Caynabanews ayaa heshay Sawiradda qaarka mid ah Hubka oo aan ilaa hadda si rasmi ah saxaafadda loogu ogolaan waxaanu ilaa hadda laga war dhawrayaa hadalka xigi doona Hadalkii Wasiirka Arrimaha Gudaha somaliland.



Contact@afkashacabka.com