Daawo:Nuxurka Kulan Madaxweynaha Somaliland la Qaatay Safiirka Talyaaniga u Qaabilsan Somaliland iyo Somalia+SAWIRO

0
Sunday February 01, 2015 - 18:03:09 in by salman abdi
  • Visits: 746
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Nuxurka Kulan Madaxweynaha Somaliland la Qaatay Safiirka Talyaaniga u Qaabilsan Somaliland iyo Somalia+SAWIRO

    Madaxwaynaha Qaranka JSL Mud. Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Waxaa uu aqalka wadanka looga arrimiyo ee Madaxtooyadda kulan kula qaatay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha Qaranka JSL Mud. Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Waxaa uu aqalka wadanka looga arrimiyo ee Madaxtooyadda kulan kula qaatay

 u qaybasanaha wadamadda Somaliland iyo Somaliya ee Wadanka Talyaaniga, Kadib markii uu maalintii shalay soo gaadhay Magaaladda Caasimadda ah ee Hargeysa, Sidaasina waxaa lagu sheegay war kooban oo naga soo gaadhay aqalka madaxtooyadda Somalilan kaasi oo u udhignaa sidan.

mm1

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley maanta o ay taariikhdu ahayd 01/02/2015, safiirka Talyaaniga u fadhiya Kenya una qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Amb. Fabrizzio Marzella oo markii ugu horaysay Somaliland socdaal ku yimid.

m2

Kulankan oo ahaa mid saacado qaatay ayuu madaxweynuhu xogwaran ka siiyey Safiirka xaalada guud ee dalka iyo ta mandaqadaba, geeskaba, isaga oo madaxweynuhu faah-faahin dheer ka bixiyey horumarka ay somaliland ku talaabsatay 23 kii sanno ee ka soo wareegay la soo noqoshada madaxbanaanideeda.

m3

Ugu danbayntiina waxa uu madaxweynuhu safiirka guudoonsiiyey khariirada Somaliland iyo buugaag ka waramaysa xaaladihii kala duwanaa ee ay somaliland ka soo gudubtay.

m2

intaasi ka dibna waxa saxaafada si wada jira ula hadlay wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibeda Somaliland iyo Safiirka Talyaaniga ka socday.



Contact@afkashacabka.com