Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xaflad 350 Guri Loogu Qaybiyey Danyarta Xaafada Ayax 4

0
Sunday February 01, 2015 - 18:30:07 in by salman abdi
  • Visits: 855
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Xaflad 350 Guri Loogu Qaybiyey Danyarta Xaafada Ayax 4

    Axmed Maxamed Maxamjuud (Siilaanyo), Madaxweynaha Qaranka Somaliland isaga oo ka duulaya sinaanta iyo caddaalada shacbiga Somaliland, waxa uu maanta boqasho ku tegay Xaafadda barakacayaasha ee Ayax 4 ama Sheekh Sancaani.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axmed Maxamed Maxamjuud (Siilaanyo), Madaxweynaha Qaranka Somaliland isaga oo ka duulaya sinaanta iyo caddaalada shacbiga Somaliland, waxa uu maanta boqasho ku tegay Xaafadda barakacayaasha ee Ayax 4 ama Sheekh Sancaani.


Madaxweynaha oo ka qaybgalay xafladda furitaanka 350 Guri oo cusub looguna talo-galay dadka danyarta ah ee degan qaybka mida caasimadda Somaliland ee Hargeysa oo 8aad goobood laga soo raray loona qaybiyey 350 ka guri oo ay iskood u yeelan doonaan dadkaasi laga bilaabo maanta, sidoo kale waxa uu madaxweynuhu xadhiga ka jaray Kayd biyood oo xaafadaasi loo sameeyey.

DSC_0071

Talaabadan oo noqon doonta mid dhiiri-gelindoonta guud ahaan danyarta dalka ayuu madaxweynuhu goobjoog ka noqday, una mahadnaqay cid kasta oo gacan ka geysatay dhismeyaashan iyo deegaamaynta dadka danyarta ah. 



Contact@afkashacabka.com