Daawo:"Markii la kala Garan waayey Music gii idacada iyo Tvga Xamar iyo keeni, aya laga guuray ee Mucaaradku markay yimadan Kursiga Calanki Buluuga aha iyo Music ga ba ha so celiyan"Xasan M Yusuf

0
Monday February 02, 2015 - 07:52:38 in by salman abdi
  • Visits: 537
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:"Markii la kala Garan waayey Music gii idacada iyo Tvga Xamar iyo keeni, aya laga guuray ee Mucaaradku markay yimadan Kursiga Calanki Buluuga aha iyo Music ga ba ha so celiyan"Xasan M Yusuf

    Agaasimaha Idaacadaha Radio Hargeysa, Xassan Maxamed Yuusuf ayaa sheegay inaanay ahayn mid meesha qabata in la siyaasadeeyo Astaantii Muusiga warka ee...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Agaasimaha Idaacadaha Radio Hargeysa, Xassan Maxamed Yuusuf ayaa sheegay inaanay ahayn mid meesha qabata in la siyaasadeeyo Astaantii Muusiga warka ee...

 Radio Hargeisa iyo Telefishanka qaranka Somaliland ee dhawaan la beddelay, waxaana uu tilmaamay in dadka qaar ay si kale u dhigeen oo ay siyaasadeeyeen.

Xassan Maxamed Yuusuf ayaa hadalkan ka sheegay kulan xog wareysi iyo talo soo jeedin iskugu jiray oo ku aadana sidii loo tayeyn lahaa wararka iyo barnaamijyadda ka baxa Radio Hargeysa, kaas oo ay ka soo qeyb-galeen maamulka iyo shaqaalaha Radio Hargeisa oo maalintii Shalay ka qabsoomay xarunta wasaaradda warfaafinta. 



Contact@afkashacabka.com