Daawo: Safiirka Talyaaniga u Qaabilsan Arrimaha Somaliland iyo Somalia oo kulan lagaga Hadlayey Nabadgelyada ka furay Jamacadda Hargeysa

0
Monday February 02, 2015 - 08:06:42 in by salman abdi
  • Visits: 632
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Safiirka Talyaaniga u Qaabilsan Arrimaha Somaliland iyo Somalia oo kulan lagaga Hadlayey Nabadgelyada ka furay Jamacadda Hargeysa

    Tababarkan oo ay iska kaashadeen jaamacad ku taalla Dalka Talyaaniga iyo Jaamacadda Hargeysa aya socon Doona Muddo Todobaad ah, Waxana halkaasi lagu kala saxeexday heshiisyo u dhaxeeya labada jamacadood

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababarkan oo ay iska kaashadeen jaamacad ku taalla Dalka Talyaaniga iyo Jaamacadda Hargeysa aya socon Doona Muddo Todobaad ah, Waxana halkaasi lagu kala saxeexday heshiisyo u dhaxeeya labada jamacadood Safiirka Dawlada Talyaaniga u fadhiya dalalka Somaliland iyo Somalia oo fadhigiisu yahay Magaalada Nairobi ayaa maanta Jaamacadda Hargaysa ka furay kulan lagaga hadlayo nabadda iyo xoojinteeda kaasoo socon doona muddo todobaad ah ayna soo qabanqaabisay Kuliyadda nabada iyo xallinta khilaafaadka ee jaamacadda hargaysa.

Contact@afkashacabka.com