Xukumada Somaliland Ayaa Markabkii Hubka Saarna Ka Rotay(Daawo Sawiro)

0
Monday February 02, 2015 - 09:28:26 in by Burco Office
  • Visits: 1216
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukumada Somaliland Ayaa Markabkii Hubka Saarna Ka Rotay(Daawo Sawiro)

    markabkii MV shaakir ee saanada Hubka ah ee kala Duwan Kula soo xidhay Dekada Berbera ayaa habeenkii xalay ahaa Xili danbe oo ku Dhawayd Kow iyo tabankii habeenimo Laga Rogay saanadaa Milatari ee sida sharci darada ah ula soo galay Dekada Berbera

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

markabkii MV shaakir ee saanada Hubka ah ee kala Duwan Kula soo xidhay Dekada Berbera ayaa habeenkii xalay ahaa Xili danbe oo ku Dhawayd Kow iyo tabankii habeenimo Laga Rogay saanadaa Milatari ee sida sharci darada ah ula soo galay Dekada Berbera,

 Waxaana Goob ka ahaa wasiirka arimaha gudaha somaliland  Cali Maxamed Warancadae sida iloo Xogo,gaal ahi Sheegeen oo xilgaa ku sugnaa dekada berbera.

saanadan ayaa sida ay u xaqiijiyeen hadhwanaagnews  goobjoogayal  ka  koobnaa, labo baabuur oo ah Nooca aan rasaastu karin, Labo baabuur ooah nooca xambaara gantaalaha Rockit ka ah, Qori wayn oo Madfac ah, iyo waliba saanad kale oo milatari.

markabkan iyo kabtan ka  watayba waxa la Filayaa in isniinta Lasaaro maxkamad ,maadaama ay Si sharci daro ah oo aan Ogaysiis lahaynay kusoo galeen Dekada Berbera.

Xukuumada Somaliland ayaa tobankii casho ee u danbeeyay baadhitaan Qoto dheer u gashay  Hubakan iyo halka loo waday waxaana la filayaa in  manta  Masuuliyiinta Somaliland la hadli Doonaan warbaahinta si ay Xogta ay



http://www.allxiiso.com/wp-content/uploads/2015/02/hubka-casriga-ah-ee-markabka-berbera-saaran-1.jpghttp://www.allxiiso.com/wp-content/uploads/2015/02/hubka-casriga-ah-ee-markabka-berbera-saaran-2.jpghttp://www.allxiiso.com/wp-content/uploads/2015/02/hubka-casriga-ah-ee-markabka-berbera-saaran-3.jpg

 

Berbera/Office
SPMALAIALAND