Madaxweynaha Koonfurta Sudan Iyo Hogaamiyaha Falaagada Dalkaa Oo Qalinka Ku Duuqay Heshiis Cusub Iyo Urrurka IGAD, Oo Digniin U Diray Labada Dhinac

0
Monday February 02, 2015 - 21:35:49 in by salman abdi
  • Visits: 610
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Koonfurta Sudan Iyo Hogaamiyaha Falaagada Dalkaa Oo Qalinka Ku Duuqay Heshiis Cusub Iyo Urrurka IGAD, Oo Digniin U Diray Labada Dhinac

    Madaxweynaha koonfurta Suudaan Salva Kiir iyo hoggaamiyaha mucaaridja dalkaa ee fallaagada ah Riek Macha,r ayaa qalinka ku wada duugay saxeexa heshiis dhigay in in shanta bisha Saddexaad ee March, ee sannadkan ay labada dhinac soo af-jaraan colaada i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha koonfurta Suudaan Salva Kiir iyo hoggaamiyaha mucaaridja dalkaa ee fallaagada ah Riek Macha,r ayaa qalinka ku wada duugay saxeexa heshiis dhigay in in shanta bisha Saddexaad ee March, ee sannadkan ay labada dhinac soo af-jaraan colaada iyo dagaaladda dhiiga badani ku daatay ee muddada soo jiitamayay ee ka dhex alloosan labadada dhinac.



Urrur goboleedka IGAD ayaa soo jeediyay in Madaxweyne Salva Kiir uu sii hayo xilka madaxweynenimada
Hoggaamiyeyaasha dalalka gobolka ee ku shiraya caasimadda wadanka Ethiopia, ee Addis Ababa, ayaa ku hanjabay dhinicii fulin waaya dhaqan-gelinta heshiiskan in laga qaadi doono talaabo adag oo aan la faah-faahin waxa ay noqon doonto. ee dawlad ku meel gaadhka ah, halka hogaamiyaha mucaaridka loo magacaabi doono Madaxweyne ku xigeenka koobaad, balse, labada dhinac ayaan ilaa iyo haatan ku heshiinin qorshahani, waxaana hadda la siiyay wakhti dheeraad ah oo ay hindisahaasi kaga soo arrinsadaan. Dhinaca kale, Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatt, ayaa dhanka kale ka dalbaday labada hoggaamiye in ay si dhakhso ah heshiis uga gaadhaan arriitan.

 

Dagaalada muddada soo jiitamayay ee dalka curdinka ah ee Koonfurta Sudan, ayaa waxa ku naf waayay kumannaan qof oo u badan rayid, halka ay Malaayiin qof oo kalena ay ku baro-kaceen illaa dabayaaqadii sannadkii 2013-kii




Xamse Fabregas
Contact@afkashacabka.com
Sudaan/Office