Daraasad Cusub:Xog ku saabsan Oromadan Ku dhawaaqda Erayga Bedel-Bedel,Oo Macnihiisa Dhabtaa Noqday Bedel Diinta Bedel Dalka Baddi Tahriibta Aan Dalka U hadhne,Iyo Ogaal la'aanta Shacabka. WQ: Mukhtaar Mahamed Jama X.Diiriye(M.Nadaara)

0
Thursday February 05, 2015 - 15:13:55 in by Burco Office
  • Visits: 1125
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daraasad Cusub:Xog ku saabsan Oromadan Ku dhawaaqda Erayga Bedel-Bedel,Oo Macnihiisa Dhabtaa Noqday Bedel Diinta Bedel Dalka Baddi Tahriibta Aan Dalka U hadhne,Iyo Ogaal la'aanta Shacabka. WQ: Mukhtaar Mahamed Jama X.Diiriye(M.Nadaara)

    Waxaa Muhima inaad wax baadhaan inaad u fiirsataan Dhaqamada laynugula dhexjiro hadaynu nahay Shacabka Reer Soomaliland taas uu Xaq inoogu leeyaho Dalku ,taas oo ay muhiim u tahay jiritaanka Soomaliand, Jiritaanka Muwaadin dhabaa ,Jiritaanka Tariikh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Muhima inaad wax baadhaan inaad u fiirsataan Dhaqamada laynugula dhexjiro hadaynu nahay Shacabka Reer Soomaliland taas uu Xaq inoogu leeyaho Dalku ,taas oo ay muhiim u tahay jiritaanka Soomaliand, Jiritaanka Muwaadin dhabaa ,Jiritaanka Tariikh waarta ,Jirtaanka Bulsho isku xidhan ,Jiritaan inuu sii waaro dhaqankeenan Jira ,Jiritaanka ,Jiil aan is bedelin ,Jiritaanka Hablo/iyo imano wanaagsan,taasi ku iman mayso inuu Qof walba ilaashado Dantiisa ,Tuuladiisa ,Beeshiisa ,iyo Caruurtiisa ,laakiin waxay ku imanaysaa in la ilaaliya Dalka in la ilaaliyo Diinta ,in la ilaaliyo Dhaqanka in la ilaaliyo Xuduudaha ,in la ilaaliyo ildheerna loo yeesho Cida soo galaysa Cida Baxaysa waxay u socdaan waxay ka socdaan ,iyo waxay Quunduraynayaanba.


Xaalka oo halkaa maraya iyo Marxalada Oo halkaa Ceegaagta Waxaan doonayaa inaan maanta ka hadlo Arrin Aan in badan baadhaayay ariin aan in badan U Baqoolay arrin aan in badan ka ahaa dheg ka maal

,arrintaas oo aan in badan isha ku hayaay arintaas oo aan in muddo dheera ,u bacad cadeeyay,yanaan idin daaline aan soo bandhigo ariinta oo aan soo saaro miis laba qaybood ka samaysan 1-oo ah in Dadka

qaar Qaataan ,ama aay igu support gareeyaan ,ama ayba laga yaabo inay qalbiga ku hayeen ,oo aanay soo bandhigin ,2-waxaa laga yabaa inay qaybta labaad igu diidaan ama aanay igu taageerin oo ay iga noqdaan Qalbi Qufulmay Qoomamo uma Hadhin Ee igadaa Qiiqa .


Arrintuwaxay tahay:Xog dhabaa oo ku saabsan nimankan la wareega alaabtan Caagagaa Ee loo yaqaan Bebel bedelka ,Ee kuwareega Xaafadaha ,Ee kaga bedesha dharka laakiin aan ogalay hadaad tidhaahdo lacag qaado oo ay diidayaan ,arrintaas oo markaynu runta isu sheegno u baahan Feker u baahan Dabo gal u baahan Badhitaan u baahan in lala socodo Dhaq-dhaqaaqooda ,in ildheer loo yeesho siday u soo badanayaan,in lageego,siday ugu siifidayaan Magaalooyinka tusaale ahaan anigu waxaan jooga burco

,waxaan arrintan Badhayay 1year Oo anaan Maalin ka nasan waxa geed Gaaban iyo Geed dheer u fuulay bal inaan nimankaa la dhaqmo ,laakin waxaa igu Caqabad Badnaa Xaga afka oo aynu aad ugu kala duwanahay ,waxanaan nimankaa u fiirsaday (Cultures-ka ) ay wataan ,waana dhaqan aad u xun waa

dhaqan bedelikara Dalka iyo Dadka Waxaa taas iiga makhraati madoona ,Dhalinyaradii oo Tahriibaysa ,iyo Oramadii oo soo badanaysa,Dhaqankii oo shaashada ka sii baxaya iyo Dhaqankan kaloo soo

Guuxaaya ama soo Bidhamay hadaa maaha :Soo bidhaamaya –laakiin waxa weeye Soo bidhaamay ,markaas waxay labadaa eray ku kala duwanyihiin mid waa la joojinkaraa midna kuba soo gel oo Gur-

Guurasho kagama bixi kartid ,aan hadalka sii dul korka xaadiyee hadaad been iga moodaysaan waxay macnaha dhabtaa Ee nimankaasi Noqday oo uu u jeedkeedu noqoday sidan : Bedel-Bedel Oo Macnihiisa Dhabtaa Noqday , Bedel Diinta Bedel Dalka Baddi Tahriibta Aan Dalka U hadhne waxaan Hubaa inay maanta inooga war rooyin meelo badan oo ka mida magaalada waayo wuxuu baxayaa 7:00-subaxnimoilaa 6:00 habeennimo (pm) waxaanu ku wareegayaa maalintii oodhan magalaada ,hadaad ku tidhaahdo oo $50 doolar oo caag iga iibi kaa iibin mayo ? hadaba fadlan su,aalahan is waydii hadaad

Muwaadin dhabaa tahay Kadib waxay kula Noqoto ii soo sheeg si,aan kuu siiyo aabal marin

1-Nimankan yaa u Ogaalaaday inay Dalka ka bilaaban Ganacsigan?

2-Maxay Alaabta Lacag u siin wayeen Ee ay usiiyaan oo keliya Dharka Gaar ahaan ,Dharka loo yaqaan Jeemiska ?

3-Xagayse Geeyaan ?

4-Yaa ka bixiya Lacagta aadka u xadiga badan ee ay ku kiraystaan Guryaha ? 5-Maxay wadanka samayn Xun /ama faa,ido u hayaan?

6-Iyagu ma kaa ogaalan la haayeen inaad wadankooda meel walba sidaa u marto?

7-sidaa loo joojinkaraa? 8-Maya Ee ninkan Maqaalkan Qoray ayaa Qaldan? Markaas fadlan isku day inaad ka fekerto oo aad ka dhiibato Fekerkaaga waayo waa muhiim fekerkaagu ,maadama oo aad tahay Muwaadin ina soo sheeg waxay kula noqoto Xumaan iyo Wanaagba.


Guntii iyo Gebo Gebadii: waxaynu manta ugu talo galnay inaynu horta soo bandhigno laakiin aad ugamaynaan hadlin waxaynu si faah faahsan oo waafiya uga hadlidoonaa Qaybta Labaad oo aynu kaga Hadlidoona –Hadimooyinka Qarsoon Ee ay inagu hayaan nimankaas?

aan dadku aadka u Dareemin Ee doonaya ,inay bedelaan waxyaalo badan,waxaan kaloo ka hadlidoonaa sida loo joojinkaro ?

waxaynu kaloo ka hadlidoonaa ,dhibaatooyinka ay ku hayaan Dumarkeena ,oo aanay raggu waxa yaalo badan kala socon ?

iinsha allaha waxaas oo dhan ayaynu faah –faahindooonaa ,Fadlan waxaan idinka Codsaanayaa Wixii Talaa wixii Dhaliila ,Wixii Waxa isu sheega ,waayo ,Markastaat qof waxa aad u sheegto ,waxaad adna helaysaa qof waxa kuu sheega markaa fadlan wixii talaa iyo wixii Taageeraa waan idinka fadhiyaa iinsha allaha. Lasoco Qaybta Labaad.


Qoraa:Mukhtaar Mahamed Jama X.Diiriye(M.Nadaara) Mobil:0634431347
Burao/Somaliland
Email:Mukhtaar _1991@hotmail.com
Mobil:0634431347/0659301397