WASAARADA XAANADA XOOLAHA OO GAADHI LOOGU TALO GALAY IN AY KU HAWL GALAAN KOOXDA LOO YAQAANO MOBIL TEAMKA EE WASAARADAASI KALA WAREEGTAY HAAYADA IFAD +SAWIRO

0
Monday March 24, 2014 - 16:44:51 in by Super Admin
  • Visits: 964
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WASAARADA XAANADA XOOLAHA OO GAADHI LOOGU TALO GALAY IN AY KU HAWL GALAAN KOOXDA LOO YAQAANO MOBIL TEAMKA EE WASAARADAASI KALA WAREEGTAY HAAYADA IFAD +SAWIRO

    Haayada Ifad Ayaa Maanta Ku Wareejisay Wasaarada Xaanada Xoolaha Gaadhi Loogu Talo Galay In Ay Ku Hawl Galaan Kooxda Loo Yaqaano Mobil Teamka Ee Wasaaradaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haayada Ifad Ayaa Maanta Ku Wareejisay Wasaarada Xaanada Xoolaha Gaadhi Loogu Talo Galay In Ay Ku Hawl Galaan Kooxda Loo Yaqaano Mobil Teamka Ee Wasaaradaasi

Haayada Ifad Ayaa Maanta Ku Wareejisay Wasaarada Xaanada  Xoolaha Gaadhi Loogu Talo Galay In Ay Ku Hawl Galaan Kooxda Loo Yaqaano Mobil Teamka Ee Wasaaradaasi

WasIirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland Dr Cabdi Aw Daahir Cali Oo  Ka hadlay Munaasibad Uu Kula Wareegayey Gaadhigaasi Ka Hadlaayey Ayaa Waxa Hadaladiisii Ka Mid Ahaa:

"Hayada IFAD AYAAA maanta nagu wareejisay gaadhigii afraad ee kooxaha wareega( mobile teams) oo ku qalabaysan dhamaan adeegyadii looga baahnaa daawooyinka IYO TALAALKA xoolaha. 

Waxaa xarun u noqon doonta ceel- afweyn, SEDEEXDII hore waxaa xaruma oo ah QOLUJEED, wajaale IYO oodweyne Wasaaraddu waxay hore u iibisay 8 Baabuur oo loogu talogalay kooxaha wareega ee LAASCAANOOD, CEERIGAABO, BURCO ,OODWEYNE, BERBERA, HARGEISA, BOORAMA. Waxay Hayada IFAD aanu iska kaaskanaynaa dhisidda goobo caafimaadka xoolaha oo laga hirgelindoono CEEL-GAAL, LABISAGAALO, XAJI SAALAX, LAASCIIDLE IYO CEEL-afweyn” Ayuu Yidhi Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dr Cabdi Aw Daahir Cali.

Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com