Degmada Qoryaale Oo Laga Dafiray Balan Qaadayadii dhinaca wadada Iyo Biriishka Ahayd Ee Loo Sameeyay Iyo shacabka Ku Nool Oo Wacad Ku Maray Inaanay Cid Danbe Cod siin Doonin Kana Waayo Arkeen.

0
Tuesday March 25, 2014 - 06:49:03 in by London Office
  • Visits: 2052
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Degmada Qoryaale Oo Laga Dafiray Balan Qaadayadii dhinaca wadada Iyo Biriishka Ahayd Ee Loo Sameeyay Iyo shacabka Ku Nool Oo Wacad Ku Maray Inaanay Cid Danbe Cod siin Doonin Kana Waayo Arkeen.

    Degmada Qoryaale Oo Laga Dafiray Balan Qaadayadii dhinaca wadada Iyo Biriishka Ahayd Ee Loo Sameeyay Iyo shacabka Ku Nool Oo Wacad Ku Maray Inaanay Cid Danbe Cod siin Doonin Kana Waayo Arkeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degmada Qoryaale Oo Laga Dafiray Balan Qaadayadii dhinaca wadada Iyo Biriishka Ahayd Ee Loo Sameeyay Iyo shacabka Ku Nool Oo Wacad Ku Maray Inaanay Cid Danbe Cod siin Doonin Kana Waayo Arkeen.
Degmada Qoryaale Oo Laga Dafiray Balan Qaadayadii dhinaca wadada Iyo Biriishka Ahayd Ee Loo Sameeyay Iyo shacabka Ku Nool Oo Wacad Ku Maray Inaanay Cid Danbe Cod siin Doonin Kana Waayo Arkeen.
Degmada Qoryaale Oo Laga Dafiray Balan Qaadayadii dhinaca wadada Iyo Biriishka Ahayd Ee Loo Sameeyay Iyo shacabka Ku Nool Oo Wacad Ku Maray Inaanay Cid Danbe Cod siin Doonin Kana Waayo Arkeen.
Qoryaale,(Afk):-Waxaa soo if baxaaya wado xumo Iyo hurumar la'aan ka taagan Degmada qoryaale ee xukunta deegmada badan ee dhinca Hawdka ee gobolka togdheer.

Wadada Isku xidh Degmada qoryaale Iyo laamiga dheer ee gala Burco ayaa waxaa go'an Biriishkii loo Mari lahaa Degmadaa Iyo wadado yar oo laamiya oo lagu Kabo si ay isugu Xidho Degmada qoryaale Iyo laamiga dheer ee gala Gobolada dalka.Marar fara badan ayaa waxaa balan qaadyo kala Duwan u sameeyay masuuliyiinta ka soo jeeda Degmada lagana soo doortay waxaana ay balan qadeen Inay fulinayaan waxii ka dhiman laamigaa Iyo waliba wadada go'aday ee gasha Deegamada warta ilaa Balidhiig oo aan hada mudo laga joogo sanad Iyo dheraad la Marin.
Shacabka ku dhaqan deegmada qoryaale ayaa Wacad ku maray inaanay cid danbe cod kooda siin diini in madaama ay noqdeen meel loo soo cod doonto beena loo sheego tan Iyo xiligii dawladii Ina Riyaale jirtay waa sida ay hadalka u dhigeene.
Degmada qoryaale ayaa waxay ka midtahay deegmada laga xukumo gobolka togdheer Lakiin aan maamulka gobolkaasi Iyo dawlada hoose wax horumar ah u qaban marka laga reebo qurba jooga degmadaas oo ka hir galiyay iskuul sare Iyo waliba goobo lagu Barto diinta.

Degmada ayaa ku taala meel aad u fiican waxaana ay leedahay oo ilahay ku manaystay biyo aann kala go'aan in kasta oo aan wax riig ah laga hir galin.
Maaha markii ugu horaysay ee baaq Iyo cabasho ka soo yeedho dadka ku dhaqan Deegamada qoryaale Iyo dagamada kale Lakiin waxay u muuqata in dhagaha laga furaystay."

Afkashacabka.Com
Degmada Qoryaale
Contact@Afkashacabka.com