Qabyaalad qofbaa ku macaasha kumaanaana wey ku khasaaraan, qarannimana qarankoo dhan ayaa ku macaasha.

0
Monday February 09, 2015 - 08:57:42 in by salman abdi
  • Visits: 920
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qabyaalad qofbaa ku macaasha kumaanaana wey ku khasaaraan, qarannimana qarankoo dhan ayaa ku macaasha.

    Daawo: videogii 3aad ee Taxanaha Talo, Tilmaan, Tusaale iyo Toosin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo: videogii 3aad ee Taxanaha Talo, Tilmaan, Tusaale iyo Toosin


Qabyaalad qofbaa ku macaasha kumaanaana wey ku khasaaraan, qarannimana qarankoo dhan ayaa ku macaasha.

Qabiil iyo qabyaaladu isku mid ma aha..qabyaaladi waa abtirsiin iyo nasab ilaalin, aynu isku garano ooynu ku xididno, isku jeclaano. Qabyaaladi waa eex, iyo kala soco bulsho kolka ay timaado ka talinta danta guud ee la wada leeyahay. Waxaad gaarka u leedahay xigtadaada iyo qaraabadaada sii laakiin danta guud ha ku salayn qabyaalad. reerkiinu keli uma laha ee waa mid qaranka oo dhan leeyahay.Xuquuqda qofka oo la ilaaliyo ayaa qabyaaladda lagaga baxayaa.

https://www.youtube.com/watch?v=kuqTPwFBHOo&feature=youtu.be




By: Ahmed Hasan Carwo