WAR DEG DEG AH:- Xildhibaan Cabdullaahi Qayaad Barre Oo Magaalada Muqdisho Lagu Dilay

0
Monday February 09, 2015 - 10:08:55 in by Burco Office
  • Visits: 654
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR DEG DEG AH:- Xildhibaan Cabdullaahi Qayaad Barre Oo Magaalada Muqdisho Lagu Dilay

    WAR DEG DEG AH:- Xildhibaan Cabdullaahi Qayaad Barre Oo Magaalada Muqdisho Lagu Dilay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WAR DEG DEG AH:- Xildhibaan Cabdullaahi Qayaad Barre Oo Magaalada Muqdisho Lagu Dilay

Wararka haatan nasoo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in goor dhaw degmada Xamar Jajab ee Magaalada Muqdisho Lagu dilay Allah u naxariistee Xildhibaan Cabdullaahi Qayaad Barre oo ka mid ahaa xildhibaanada Baarlamaanka.

Koox hubeysan ayaa xildhibaanka dilay xilli uu kasoo baxayay gurigiisa oo hakaasi ku yaalla.

Xoghayaha guud ee Baarlamaanka Cabdikariin Xaji Buux ayaa Goobjoog Fm u xaqiijiyay geerida xildhibaanka.

Warkaan oo faah faahsan Goor dhaw ayaan idiin soo gudbineynaa.

conatct@afkashacabka.com