Abukar Cawaale Qaad-diid oo Si weyn loogu So Dhoweyey Hargeysa Kadib Xabsi ku yaalla Djibouti oo laga sii Daayey Saka isago kasoo Duulay Markiiba Halkaas

0
Monday February 09, 2015 - 16:19:12 in by salman abdi
  • Visits: 817
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abukar Cawaale Qaad-diid oo Si weyn loogu So Dhoweyey Hargeysa Kadib Xabsi ku yaalla Djibouti oo laga sii Daayey Saka isago kasoo Duulay Markiiba Halkaas

    Bogga uu ka isticmaalo aaladda facebook ayuu goordhaweyd soo dhigay sawiro iyo qoraalo uu ku sheegayo inuu ka ambabaxay dalka jabuti

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bogga uu ka isticmaalo aaladda facebook ayuu goordhaweyd soo dhigay sawiro iyo qoraalo uu ku sheegayo inuu ka ambabaxay dalka jabuti

Abuukar cawaale ayaa looga shakiyay inuu yahay sirdoon iyo sidoo kale argagaxiso waxaana dawladda jabuuti xabsiga u taxaabtay isla markiiba, maadaama la aqoonsanayn sababaha uu u socday ee ka soo galay dalka jabuuti.

Bogga uu ka isticmaalo aaladda facebook ayuu goordhaweyd soo dhigay sawiro iyo qoraalo uu ku sheegayo inuu ka ambabaxay dalka jabuti sidaasna lagaga masaafuriyay dalka jabuuti waxaana ka mid ahaa erayada uu soo dhigay qaybtiisa facebook sida tan.

10858557_912992475398208_5960311040097165269_n10980765_912992455398210_8508032015518535908_n

Muqdishooy waa ku Salaamay

Waxaan joogaa garoonka caalimiga ee aaden cade waxaa iisoo carfaysa Nabad, waxaan arkaa horumar Waxaan ku sii jeedaa Hargeysa‪ #‎ Somaliland kadibna waa Sabtiga iyo‪ #‎ Garoowe Puntland.

Muqdisho waan usoo noqonayaa ishalaah.

abuukar cawale waxaa uu hormuud ka ahaa joojinta qaadka ingiriiska oo uu muddo badan ku soo jiray dedaal dheeraad ahna uu geliyay sidii uu uga qayb qaadan lahaa aafada daran ee bulshada somalida ku habsatay ee qaadka laga soo waarido dalka kenya in dalkaas laga joojiyo, waxana u muuqataa in kaambaynkiisii iyo ololihiisii joojinta qaadka uu u marayo Dalalka soomaalida, Sida Djibouti, Somaliya iyo Somaliland . 


Contact@afkashacabka.com