Wasiir Xirsi Waa Hawl Kar Dadka Iyo Dalkaba Si Daacada Ugu Shaqeeya - QALINKII:FUAD KAMIL ISSA

0
Tuesday February 10, 2015 - 08:20:52 in by salman abdi
  • Visits: 1389
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Xirsi Waa Hawl Kar Dadka Iyo Dalkaba Si Daacada Ugu Shaqeeya - QALINKII:FUAD KAMIL ISSA

    Marka hore waxaan salaamayaa akhyaartayda AFKASHACABKA.COM iyo guud ahaanba warbaahinta kale ee wanaaga tabisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka hore waxaan salaamayaa akhyaartayda AFKASHACABKA.COM iyo guud ahaanba warbaahinta kale ee wanaaga tabisa
Waxaa markhaati ma doonto ah in sideedaba dadka qaarkii iskala coloobaan shaqsi. taas oo ay sababtuna tahay waxqabadka iyo kartida qofkaasi oo aan dadka qaar jeclaysan kana xumaadaan.

sida lawada ogsoonyahay hadii aan caadifada iska dhaafno wasiir xirsi waa shaqsi uu hobiguusu yahay in uu wax qabto.run ahaantiina markaad dub u eegto waxaad arkaysaa inuu shaqeeyo saacado ka badan intii uu shaqayn lahaa.
Hadaba halkii ay ahay in qofkii kartidaa leh aynu ku garab istaagno fulinta shaqadaasi uu dadka iyo dalka u hayo maaha inuu inagala kulmo carqalad iyo af-lagaado runtiina waa jaahilnimo iyo nin nacayb hadaynu sidaa ku sifowno.waxaan danbi ahayn oo laga faa,iidayaana ma jirto.

 
waxaan ku soo gaba gabaynayaa waar cidii dadka iyo dalka wax u qabanaysa aynu is garab taagno,u mahadino si uu calalaqal qofkaasi u helo mooral uu shaqdiisa ku sii wato hana laga waantoobo taasaana ifka iyo aakhiradaba inoo khayr badan.

 
ILAAHAY AYAA MAHAD LEH
LONG LIVE SOMALILAND
QALINKII:FUAD KAMIL ISSA