Daawo: Yoonis Cali Nuur oo Tababar u furaya 20 Xubnood oo ka tirsan Qaybaha Kala Duwan ee Wasaaradda warfaafinta

0
Tuesday February 10, 2015 - 19:12:58 in by salman abdi
  • Visits: 856
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Yoonis Cali Nuur oo Tababar u furaya 20 Xubnood oo ka tirsan Qaybaha Kala Duwan ee Wasaaradda warfaafinta

    Saxafigan oo kamid ah dadka ugu aqoonta badan culuumta Saxaafadda, waxaa ka faa'iidaysan doona casharadiisa dhalinyaro badan oo Wasaaradaas ka hawl gala.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saxafigan oo kamid ah dadka ugu aqoonta badan culuumta Saxaafadda, waxaa ka faa'iidaysan doona casharadiisa dhalinyaro badan oo Wasaaradaas ka hawl gala.

Wasaaradda WarfaafintaSomaliland, ayaa soo qabqn qaabisay Tababar uu bixin doono Wariyaha Caanka ah ee Ruug Cadaaga ah, Yoonis Cali Nuur. 

Saxafigan oo kamid ah dadka ugu aqoonta badan culuumta Saxaafadda, waxaa ka faa’iidaysan doona casharadiisa dhalinyaro badan oo Wasaaradaas ka hawl gala. 


Contact@afkashacabka.com