Duufaano Baraf ah oo markale saameeyey Maraykanka

0
Tuesday February 10, 2015 - 22:37:57 in by salman abdi
  • Visits: 607
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duufaano Baraf ah oo markale saameeyey Maraykanka

    Qeybo kamid ah Bariga dalka Maraykanka ayaa looga dhawaaqay xaalad deg deg ah kadib markii ay halkaasi ku habsadeen duufaano baraf wata oo todobaadkii labaad ka da'aya bariga wadankaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qeybo kamid ah Bariga dalka Maraykanka ayaa looga dhawaaqay xaalad deg deg ah kadib markii ay halkaasi ku habsadeen duufaano baraf wata oo todobaadkii labaad ka da'aya bariga wadankaasi

Magaalooyinka Boston iyo New York ayaa kamid ah goobaha uu barafka sida weyn ay u saameeyeen todobaadyadii lasoo dhaafay.

Duulimaadyada ka baxa Airporada waaweyn ee ku yaal magaalooyinkaasi ayaa qaarkood la hakiyey, shalay oo Isniin ahayad ayaa 1700 duulimaad dib loo dhigay, xaalada cimilada awgeed. Sidoo kale inta badan iskuulada ayaa shalay iyo maanta oo Salaasa ah xiran.

Maanta oo Salaasa ah ayaa lagu wadaa in baraf horleh uu ka da’o nawaaxiga magaalada Boston oo uu horey u yaalay barafkii ku da’ay duufaanihii hore ee todobaadyadii lasoo dhaafay, arrintaasi oo ay walaac weyn ka muujiyeen maamulka Boston

contact@afkashacbka.com