Daawo:Akadamiyada Bandhiga Cilmiga iyo Caqliga ADKAW oo Wacdaro kuso Bandhigay Carwadii Borama ka socotay+SAWIRO

0
Wednesday February 11, 2015 - 11:15:25 in by salman abdi
  • Visits: 1340
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Akadamiyada Bandhiga Cilmiga iyo Caqliga ADKAW oo Wacdaro kuso Bandhigay Carwadii Borama ka socotay+SAWIRO

    Magaalada Boorama Ee Xarunta Gobolka Awdal Carwadii Borama Bussness Fair ayaa lagu soo Gabagabeeyey Waxay Akaadamiyada Horumarinta Cilmiga iyo Caqliga Ku soo bandhigeen buug

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Boorama Ee Xarunta Gobolka Awdal Carwadii Borama Bussness Fair ayaa lagu soo Gabagabeeyey Waxay Akaadamiyada Horumarinta Cilmiga iyo Caqliga Ku soo bandhigeen buug Si ay Barbaarta iyo Bulshadaaduba uga hirgadaan miida iyo malabka maskaxuhu soo dihanayaan.Ilaahay mahadii Hadii uu Hamigii aan lahaa ilaahay isuurto galiyaya oo maantaba carwadii ay bulshada somaliland iskugu timid ay wax wada akhriyayyaan" Ma Dheera maalintay sidan oo kale ay reer boorama Maktabad wax akhris ay yeelan doonto ‪#‎Borama_Public_Library‬ Inshaa allaah Bulshada somaliyeed meel walbay jogaan haka soo qayb qataan Rugta Kutubta Borama Een Wadno "

Akaadamiyada Horumarinta Cilmiga iyo CaqligaADKAW.Waxay bulsha waynta kala duwan ugu bishaaraynaysaa in Maktabad‪#‎Borama_Public_Library‬wax akhris Carwada ka dhex yagleeshay Uguna Bishaaraysay Inay #Borama_Public_Library Laga Hir Galin Doona Dhawaan Borama. Si ay Barbaarta iyo Bulshadaaduba uga hirgadaan miida iyo malabka maskaxuhu soo dihanayaan.

Akhris wadareedyana ka dhex fulisay si ay bulsha wayntu uga faaidaystaan.BuugtiiAfkeena suuban ku qornaa oo ay qoreen dhalinteenii Somaliland.Hal.Abuur Manoolyahay oo uu QorayXamza XaakimBaraarug oo uu QoraySaddaam CarabMucjisooyinka QuraankaAbwaan Ibraahin XamariBaadidoonMuna Axmed CumarBeerta QoyskaNada Yuusuf OmarDiiwaanka MaansadaBoobe Yuusuf DucaaleIyo Qaarkaloo badan.Dhaqankeenii suubana kamana maqna Ahna Astaanta ADKAW.Xeedho iyo Fandhaal.Si aan Aduunwaynaha xeedhada waxa ku jira aan ula darsano.