Maraykanka Oo Albaabada U Laabaya Safaaradiisa YEMEN

0
Wednesday February 11, 2015 - 15:08:12 in by salman abdi
  • Visits: 578
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maraykanka Oo Albaabada U Laabaya Safaaradiisa YEMEN

    Saraakiil Mareykan ah ayaa sheegay in safaaradooda Yeman la xidhayo, ayna weydiisanayaan Turkey iyo Algeria inay ka caawiyaan danahooda dalkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiil Mareykan ah ayaa sheegay in safaaradooda Yeman la xidhayo, ayna weydiisanayaan Turkey iyo Algeria inay ka caawiyaan danahooda dalkaasi.

Shaqaalaha safaarada ayaa lagu wargeliyay in safiir uu tagi doono Arbacada.

100103144131_us_emabssy_512 (1)

Bishii tagtay, ayey falaagada Xuutida Shiicada ee ka yimid waqooyiga Yemen adkeeyeen xukunkooda militeri ee caasimadda, sanca, taasi oo keentay iscasilaada madaxweyne Abdurabuh Mansor Hadi oo isbahaysi la ahaa Mareykanka. 


contact@afkashacabka.com