Daawo: "Gabadh walba oo reer khaatumo ahi waa inay tidhaa nin qaad cunaya ma geyo" Abokor Cawale

0
Thursday February 12, 2015 - 08:03:50 in by salman abdi
  • Visits: 1433
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: "Gabadh walba oo reer khaatumo ahi waa inay tidhaa nin qaad cunaya ma geyo" Abokor Cawale

    Abukar Cawaale Qaad diid oo shalay lagu xidhay Hargeysa ayaa ka qaybgalay xaflad ay Kooxda khatumo ku qabsatay Dubai, waxanu ku bogaadiyey Aasaaska kooxdaasi khaatumo, iyadoo uu somaliland na yimi isagoo aan ogolaansho ka haysan somaliland maadaama

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abukar Cawaale Qaad diid oo shalay lagu xidhay Hargeysa ayaa ka qaybgalay xaflad ay Kooxda khatumo ku qabsatay Dubai, waxanu ku bogaadiyey Aasaaska kooxdaasi khaatumo, iyadoo uu somaliland na yimi isagoo aan ogolaansho ka haysan somaliland maadaama uu taageeraya koox ka soo horjeeda Qaranimada Somaliland

Koox u ololeysa kooxda la baxday Khaatumo ayaa habeen hore Magaalada Dubai ku qabtey xaflad ay ku sheegeen afar sano guurada ka soo wareegtay aasaaska kooxdaasi. Xafladdaasi waxa ka qayb-galay Abuukar Cawaale (Qaad diid), kaasi oo shalay lagu xidhay Hargeysa.


Waxaana la filayaa in sababta Somaliland u xidhay inay tahay taageerada kooxdaasi khaatumo oo munasibadaas kaga hanjabtay inay sannadka soo socda xafladano kale ku qabsan doonaan laascaanood.


 Contact@afkashacabka.com