Daawo:"Lacagta Somaliland Waxay Lamid Tahay Dollarka Maraykanka ee Aduunka Wareegaya" Marwo Sahra Basbaaso oo U Jawaabtay Putland.

0
Thursday February 12, 2015 - 08:29:35 in by salman abdi
  • Visits: 586
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:"Lacagta Somaliland Waxay Lamid Tahay Dollarka Maraykanka ee Aduunka Wareegaya" Marwo Sahra Basbaaso oo U Jawaabtay Putland.

    Marwo Sahra Maxamed Xuseen Oo Kamida Haldoorka Haweenka Somaliland Kana Tirsan Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye oo ku s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marwo Sahra Maxamed Xuseen Oo Kamida Haldoorka Haweenka Somaliland Kana Tirsan Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye oo ku s

ugan Burco Ayaa Jawaab Adag Udirtay Maamul Goboleedka Putland Oo Hore Ushaaciyay in Alsahabaab Ay Qabteen, Jeebabkooda ka heleen Lacagta shilinka Somaliland, Balse arintaasi waxa si adag uga jawaabtay Xukuumada Somaliland,

Sidoo kalena Marwo Sahra Basbaaso oo kamida Xubnaha Golaha Dhexe ee xisbiga Kulmiye Jawaab taasi la mida udirtay Dawlada Maamul Goboleedka Putland oo beryahani danbe Qaar kamida masuuliyiintoodu caadaystay inay aflgaadeeyaan dadka iyo dalka somaliland, Halkan Hoose Ka Daawo Jawaabtii Maro Basbaaso Siisay Putland. 



Contact@afkashacabka.com