Daawo: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo Shahaadoyin Guddonsiyey shaqaalaha Xafiiska Xisaabaadka Qaranka oo Tababar Dhammaystay

0
Thursday February 12, 2015 - 08:33:40 in by salman abdi
  • Visits: 601
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo Shahaadoyin Guddonsiyey shaqaalaha Xafiiska Xisaabaadka Qaranka oo Tababar Dhammaystay

    Madaxdii halkaas kahadashay waxay u mahadceliyeen Hay'adihi iyo macalimintii ka caawiyey Tababarka Shaqaalahan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxdii halkaas kahadashay waxay u mahadceliyeen Hay'adihi iyo macalimintii ka caawiyey Tababarka Shaqaalahan

Wasaaradda Maaliyada Somaliland, ayaa shahaadooyin gudoonsiiyay qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda oo tababar dhamaystay. Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Maaliyada ayaa gudoon siiyay shahadooyinkaasi illaa Dhowr iyo soddon ka mid ah shaqaalaha xisaabaadka Qaranka oo muddo sannad ah Tababar u socday.



Contact@afkashacabka.com