Daawo: Telefishanka Qaranka Studiogiisa Burco oo Barnaamij ka Diyaariyey Mashariicdii iyo Waxqabadka Xukumadda ee Sannadkii 2014

0
Thursday February 12, 2015 - 08:39:17 in by salman abdi
  • Visits: 555
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Telefishanka Qaranka Studiogiisa Burco oo Barnaamij ka Diyaariyey Mashariicdii iyo Waxqabadka Xukumadda ee Sannadkii 2014

    Barnaamijkan ayaa si Gaar ah uga hadlaya Mashariicdii Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo ka hirgelisay Gobolka Togdheer, Degmooyinkiisa iyo Tuulooyinkiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijkan ayaa si Gaar ah uga hadlaya Mashariicdii Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo ka hirgelisay Gobolka Togdheer, Degmooyinkiisa iyo Tuulooyinkiisa

Mashaariicdaas oo isugu jira Noocyo Badan ayay Xukuumadda uu hogaamiyey Madaxweyne Axmed Maxmed Siilaanyo ka fulisay Gobolka Togdheer, waxana Barnaamijkas soo saaray Cabdisatar Sabri..