Daawo:Badhasabka Cusub ee Gobolka Awdal Mr Ramaax Oo Ka Halay Xalfadii Xil Warajintiisa

0
Thursday February 12, 2015 - 21:37:56 in by salman abdi
  • Visits: 589
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Badhasabka Cusub ee Gobolka Awdal Mr Ramaax Oo Ka Halay Xalfadii Xil Warajintiisa

    Badhasaabka Cusub ee Gobolka Awdal, Mud. Ramaax ayaa si rasmiya ula wareegay xilkii Guddoomiyaha Gobolkaas ee uu dhawaan u Magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, isagoo ka hadlaayay munaasibad ballaadhan oo loo qabtay Xil wareejinta Badhas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Badhasaabka Cusub ee Gobolka Awdal, Mud. Ramaax ayaa si rasmiya ula wareegay xilkii Guddoomiyaha Gobolkaas ee uu dhawaan u Magacaabay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, isagoo ka hadlaayay munaasibad ballaadhan oo loo qabtay Xil wareejinta Badhasaabka cusub iyo kii hore, wuxuu Ramaax ka sheegay in aanu hadal maanta u furnayn balse uu mahad naq ballaadhan u jeedinaayo dadweynaha rer Awdal oo si balaadhan u soo dhaweeyay.


Contact@afkashacabka.com