Daawo: Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Ka Xog-waramay U Jeedada Socdaalka Madaxda Dhaqanka Buhoodle Oo Hargaysa Soo Gaadhay.

0
Thursday February 12, 2015 - 21:53:36 in by salman abdi
  • Visits: 506
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Ka Xog-waramay U Jeedada Socdaalka Madaxda Dhaqanka Buhoodle Oo Hargaysa Soo Gaadhay.

    Wasiirka Caafimaadka Somaliland, Mud. Saleebaan Ciise Xaglatoosiye, ayaa tafasiil ka bixiyay Wafti ballaadhan oo Maanta Caasimada Somaliland ee Hargeysa si weyn loogu soo dhaweeyey, Waftigan oo ka koobaan Madaxda Dhaqanka ee Buuhoodle oo ka kooban 11

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Caafimaadka Somaliland, Mud. Saleebaan Ciise Xaglatoosiye, ayaa tafasiil ka bixiyay Wafti ballaadhan oo Maanta Caasimada Somaliland ee Hargeysa si weyn loogu soo dhaweeyey, Waftigan oo ka koobaan Madaxda Dhaqanka ee Buuhoodle oo ka kooban 11 Caaqil iyo 4 Oday, kuwaasi oo wasiirka wasaaraqdda Caafimadka Mudane Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye) uu kaga hortegay Degmada Beer ee gobolka togdheer, una soo gelbiyey dhinaca Caasimada Somaliland,

 ayaa waxa iyaguna saaka subaxnimadii hore kaga hortegay dhinaca bari ee caasimada HARGEYSA, Wasiirka Madaxtooyada JSL, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, oo ay wehelinayaan wasiirka Hawlaha guud iyo Gaadiidka, Cabdirisaaq Khaliif, Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha, Cismaan Garaad Soofe iyo Masuuliyiin kala duwan oo kale. Hoos ka Daawo Wasiirka Caafimaadka oo tafasiil dheraad ah ka bixinaaya Socdaalka Waftiga. 




Contact@afkashacabka.com