Abdo Ayiir Badhasaabkii Ugu Tayada Iyo Aqoonta Badnaa Ee Soo Mara Somaliland

0
Saturday February 14, 2015 - 10:00:24 in by salman abdi
  • Visits: 1125
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abdo Ayiir Badhasaabkii Ugu Tayada Iyo Aqoonta Badnaa Ee Soo Mara Somaliland

    Badhasaabkii horee Gobolada Awdal iyo Togdheer Mr Abdo Axmed Aayir wuxuu ahaa masuul aad loo wada qadeeriiyo leh xishmaad dhaqan wanaag Akhlaq suuban iyo aqoon mamuul iyo mid diimeed intaba.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Badhasaabkii horee Gobolada Awdal iyo Togdheer Mr Abdo Axmed Aayir wuxuu ahaa masuul aad loo wada qadeeriiyo leh xishmaad dhaqan wanaag Akhlaq suuban iyo aqoon mamuul iyo mid diimeed intaba.


Mudadii Abdo Ayiir ahaa Badhasaabka gobolka Togdheer wuxuu hantiyeey oo kasbadey taageeridii shacabka gobolka waxgaradkii culima’awdiinkii ganacsatadii gobolka ururadii bulshada dhamaan lamaahii haya’daha dawliga ah iyo kuwii madaxabanaana intiiba una muujiyeey bislay deganaan wadashaqayn hufan.

Waxay kaloo ku xuseen Badhasaab Abdo Ayiir inuu yahay masuul xishooda iyo dhaqan yaqaan ah isla markaasna leh kartii waxqabad neceb ururaysi reereysii iyo wax la mid ah toona oo dadka siyaasadda ku milmay kuna mamaay aay adeegsadan had iyo goor.

Waxaan ka xogwaraysdey sanadkii markii aan Burco joogey 20012_020013 dadkii reer Burco ee mudada kooban ku bartay Abdo Ayiir lana kulmay ama lasoo shaqeeyeey odeyaashii saxaafadii gobolka ka shaqaynaysay iyo Weriyaashii kala duwana.

Oo gebi ahaabn siyaasiinta maanta jira aay ku yartahay astaamahaas u ku suntanyahay Ex’Badhasaab Abdo Ayiir oo todobaadkan xilkii laga wareejiyeey arrimo siyaasadeed iyo kuwo distoori ahba qofba siii u arko una dhigo shaxda bedelada Abdo Ayiir. Waxaay dadkii gobolku isku raaceen inaanu muddo dheer soo marin gobolka Togdheer Badhasaab sidaas loogu kalsoonyahay ka dib Mayar Max’ed Xusseen oo isna aan xilkaas kusii neegan raagiin. Baal hadaba Su’aashu taalla meesha waxay tahay maxaynu ku eri’na masuulkii wax qabta kana fogaada ceeb hanti lumis ku eekaada shaqadiisa?


Magaacabid gobolka Awdal Bashasaab Abdo Ayiir waxay kala horyimaadeen cadifaad wadashaqayn la’aan diidmo qawaan nidaam aay ka muuqato cunsurinimo aan laga filayn reerBorameoo dalka Somaliland Xukuumayeey Laabtaneeyo sano. Ceeb iyo qaran jab ku noqon doontaa aqoonayahanadii siyaasiinta waxgaradkii gobolka Awdal madaxdoodii hore kuwa hada xilka hayaba.


Isku soo wada duub Abdo Ayiir wa halyeey qaran halgama reer Somaliland oo dhaami mahadiyeen iyo Gobolka Togdheer kaga suntan karaamo sharaf xitiraam iyo guul. Waxaynu ku rajo weynahay inuu xilal kale oo sare kaga mudtaysan doono ummaddiisa jecel mustaqbalka dhow inshallaahu.