Wasiirka cafimadka Somaliland oo Xadhiga ka jaray Adeegyo cusub oo lagu soo kordhiyay Cusbitaalka Hargaysa

0
Tuesday March 25, 2014 - 20:41:39 in by salman abdi
  • Visits: 716
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka cafimadka Somaliland oo Xadhiga ka jaray Adeegyo cusub oo lagu soo kordhiyay Cusbitaalka Hargaysa

    Wasiir Saleban Xaglatoosiye iyo Agaasimaha Cisbitaalka Hargeysa Dr. Axmed Cumar Askar aya si waafiya u sharaxaya qalabkan lagu warejiyey cisbitaalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Saleban Xaglatoosiye iyo Agaasimaha Cisbitaalka Hargeysa Dr. Axmed Cumar Askar aya si waafiya u sharaxaya qalabkan lagu warejiyey cisbitaalka


Ugu horena waxaa munaasibadaas xadhig ka jarista ah ka hadalay agaasimaha guud ee cisbitalka weyn ee hargasya DR.AXMED CUMAR ASKAR waxana uu ka hadlay horumarka dhinacayda balaadhan leh ee cisbitalku uu bulshada u fidiyo

Sidoo kale waxaa uu agaasimahu uu ka hadlay adeegyadan cusub ee ay manata daahfurka loo sameeyeen waxana uu agaasimahu u sheegay in ay maanta faraxad weyn ay u tahay in ay maanta daahfuran loo sameeyo mashino ay ka mid yahiin ka lagu baadho cudurada ku dhaca masaxada waxana uu yidhi "maanta waxay inoo taahay


in aynu daah furno computero ay ka mid yahiin computerka CT Scanka oo ah compurter sameen kara laguna baadhi karo cudrada ku dhaca maskaxada,caloosha,sanbabada,lafaha inataba lagu badhi karo laguna ogaan karo in ay dhibaato jirto,khaas ahaana waxii soo gadhadha shilalka

 

Sidoo kale waxanu daahafuri doona qaybatii ilkaha oo aanu ku soo biiranay meshiino cusub sidoo kale waxad manata wasiir nagu wareejin doontaa gadiidkii aad u dirtay wasarada caafamadka kaas oo qaadi doonanan shaqalaha isbitaalka”

Dhinaca kale waxaa isaguna waxaa halkasi ka hadlay wasiirka wasarada cafimada somliland SALBEEN CIISE AXMED XAGALO TOOSIYE waxana uu yidhi”wasarada caafimadaka intii aanu joogayanay runtii waxaa naga go,an ama noo ah mudanaanta kowaad 1. in adeegyada caafimadka ay gaadhan meel walaba 2.in adeegyada caafimadka la tayeeyo oo dadkeenu helaan adeegyo caafimaad oo tayo leh 3.in la tayeeyo lana dhiso wax kasta oo la awoodana lagu daro cusbitaalada dalka”

Sidoo kalna waxaa uu wasiirku ay sheegay in ay ay qorashaha wasarada caafimadka ay tahay in laga kaaf toomo dhaamanaba adeeg yada caafimaad ee loo tago dalalka dibada .




Afkashacabka.com

Hargeysa /Office

Contact@afkashacabka.com