Daawo: Madaxweyne Obama Oo Dhaqan Geliyay Wakaalada Ammaanka Internetka Maraykanka U Qaabilsan -

0
Sunday February 15, 2015 - 09:13:01 in by salman abdi
  • Visits: 465
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Madaxweyne Obama Oo Dhaqan Geliyay Wakaalada Ammaanka Internetka Maraykanka U Qaabilsan -

    Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa qalinka ku duugay nidaamka cusub ee adkaynta ammaanka internetka dalka Maraykanka,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa qalinka ku duugay nidaamka cusub ee adkaynta ammaanka internetka dalka Maraykanka,

kaas oo sugaya ama qaabilsanaan doona ilaalinta isticmaalka internetka dalka Maraykanka.

 

Obama ayaa sheegay in nidaamkan cusubi noqon doono mid faro faraynta iyo budhcada jabsada internetka ka ilaalin doona, waxaanu laamaha ay khusayso ka codsaday inay ka taageeraan dawlada dalkiisa.


Contact@afkashacabka.com