Daawo" Xisbiga kulmiye Korodhsiimo uma baahna, manuu Codsan, waxanu sugayna Siidhiga Komishanka" Muj Muse Bixi Cabdi

0
Sunday February 15, 2015 - 19:20:10 in by salman abdi
  • Visits: 641
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo" Xisbiga kulmiye Korodhsiimo uma baahna, manuu Codsan, waxanu sugayna Siidhiga Komishanka" Muj Muse Bixi Cabdi

    Guddoomiyaha Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in aanu Xisbiga KULMIYE iyo Xukuumadiisu diyaar u ahayn koradhsiimo loo sameeyo,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE, Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in aanu Xisbiga KULMIYE iyo Xukuumadiisu diyaar u ahayn koradhsiimo loo sameeyo,

 diyaarna ay u yihiin doorasho inay gallaan, Guddoomiye Muuse Biixi wuxuu sidoo kale shaaciyay inay sugayaan Siidhiga Koomiishanka. Sidaana wuxuu ka sheegay Waray dheer oo uu Telefeeshinka Qaranku la yeeshay.