Madaxweynaha Somalia oo ka soo laabtay Jarmalka kana Soo Degay Muqdisho

0
Tuesday February 17, 2015 - 12:46:18 in by salman abdi
  • Visits: 527
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somalia oo ka soo laabtay Jarmalka kana Soo Degay Muqdisho

    Waxa goor dhoweyd magaalada Muqdisho soo gaadhey madaxweynaha dawlada Federalka ah ee dalkaasi Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmihii ugu dambeeyey socdaal ku joogay dalkaasi Jarmalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa goor dhoweyd magaalada Muqdisho soo gaadhey madaxweynaha dawlada Federalka ah ee dalkaasi Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmihii ugu dambeeyey socdaal ku joogay dalkaasi Jarmalka.

Madaxweynaha iyo waftigiisa waxa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kusoo dhoweeyey guddoomiyaha Barlamaanka Somaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo xubno kale oo kamid ah golaha wasiiradda dawlada Somaliya.


Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalmihii ugu dambeeyey safar socdaal ugu maqnaa wadanka Jarmalka,isaga oo warbixina ka siiyey dadkii soo dhoweeyey safarkiisa iyo wixii uu daaraa.


contact@afkashacabka.com