Wafti Ka Socda Baanka Adduunka Oo Soo Gaadhey Somaliland Iyo Deeranada Ku Xeeran

0
Tuesday February 17, 2015 - 22:23:52 in by salman abdi
  • Visits: 610
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafti Ka Socda Baanka Adduunka Oo Soo Gaadhey Somaliland Iyo Deeranada Ku Xeeran

    maliya iyo Suudan,taas oo fadhigeedu yahay wadanka Kenya. Haweenaydan oo lagu magcaabo Bella Bird ayaa la filayaa inay mudaday Somaliland joogto inay eegto Mashaariicda uu baanka adduunku ka wado Somaliland,iyada oo dalka ku sugnaan doonta dhawr maa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

maliya iyo Suudan,taas oo fadhigeedu yahay wadanka Kenya. Haweenaydan oo lagu magcaabo Bella Bird ayaa la filayaa inay mudaday Somaliland joogto inay eegto Mashaariicda uu baanka adduunku ka wado Somaliland,iyada oo dalka ku sugnaan doonta dhawr maalmood muddo ku siman.


Baanka adduunka ayaa mashaariic aan badnayn ,sidoo kalena aan anfac badan lahayn ka wada Somaliland,kaas oo uu inta badan usoo mariyo hay’adaha kala duwan ee caalamiga ah,kuwaas oo lacagaha mashaariicaha loogu talo galo inta ugu badan ku dhameeya tamashlayn ay ku sameeyaan iyo siminaaro aan waxba laga faa’idin.







Contact@afkashacabka.com