War Degdeg Ah:10 Ka Mida Xildhibaanada Degmada Burco Oo La Sheegay Inay Maalmaha Fooda Inagu Soo Haya Xilka Iska Casili Donaan Kuna Wareeray Shaqdan Dawlada Hoose.

0
Wednesday March 26, 2014 - 05:34:03 in by London Office
  • Visits: 1016
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Degdeg Ah:10 Ka Mida Xildhibaanada Degmada Burco Oo La Sheegay Inay Maalmaha Fooda Inagu Soo Haya Xilka Iska Casili Donaan Kuna Wareeray Shaqdan Dawlada Hoose.

    Burco(AFK)-,Ah, 10 Ka Mida Xildhibaanada Degmada Burco Oo La Sheegay Inay Maalmaha Fooda Inagu Soo Haya Xilka Iska Casili Donaan Kuna Wareeray Shaqdan Dawlada Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg ah 10 Ka Mida Xildhibaanada Degmada Burco Oo La Sheegay Inay Maalmaha Fooda Inagu Soo Haya Xilka Iska Casili Donaan Kuna Wareeray Shaqdan Dawlada Hoose.
Burco(AFK)-,Ah, 10 Ka Mida Xildhibaanada Degmada Burco Oo La Sheegay Inay Maalmaha Fooda Inagu Soo Haya Xilka Iska Casili Donaan Kuna Wareeray Shaqdan Dawlada Hoose. 26/3/2014, Burco(AfkN),Ah, 10 Ka Mida Xildhibaanada Degmada Burco Oo La Sheegay Inay Maalmaha Fooda Inagu Soo Haya Xilka Iska Casili Donaan Kuna Wareeray Shaqdan Dawlada Hoose.

War Sira oo hoose ayaa xalay ka soo baxay shir ay Yeesheen qaar ka mid ah Xildhibaan ads Degmada Burco waxana laysku raacday in ay Xilka Iska casilaan kadib markii ay ku dawakheen dawlada hoose ee Burco oo yeelatay 21.

Dhinaca kalena Maayirka Iyo maayir ku xigeenka ayaa ka qabsan Kariwaayay Shaqadoodi markasta laaluush khaati bilaahi ah ka taagan oo ay waydiinayaan qaar ka mid ah Xildhibaanada Usoo shaqo tagay Golaha degaanka Burco.
Waxaa soo Shaac baxaaya fashilaad ka soo baxday wado uu dhawaan madax waynuhu xadhiga ka jaray taas oo ahayd indho sarcaad la tusaaayay waftiga madaxwanaha ee dhawaan booqashada ku Tagay Magalaada Burco.
Xildhibaanadan Go'aanka ku gaadhay Inay Iskaga huleelaan Golaha deegaanka Burco ayaanu idiin soo gudbin doona magacyadooda.
Dhinaca kalena dadwaynaha Degmada Burco ayaa is waydiinaya Waxa ku kalifay is casilaadan la sheegay Inay 10 ka xildhibaan kaga tanaasulayaan shaqadii loo doortay oo ay markii hore khalad ka fahansanaayeen.
Waxii Wara ee ka soo kordha gadaal ayaanu idiinka soo gudbin doona hadii eebe yidhaahdo.

Afkashacabka.Com
Burco/Office
Contact@Afkashacabka.Com