Hanbaalyo meherka cabdicasiis cismaan iyo muuna maxmed

0
Monday March 02, 2015 - 15:14:02 in by salman abdi
  • Visits: 1524
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Hanbaalyo meherka cabdicasiis cismaan iyo muuna maxmed

    Aniga oo ah Mohamed abdiweli sahardiid kuna hadlaya maga reer saxardiid oo dhan Waxaan Halkan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aniga oo ah Mohamed abdiweli sahardiid kuna hadlaya maga reer saxardiid oo dhan Waxaan Halkan Hambalyo Meher wacan uga Diraynaa Caruuska iyo caruusada Boqoorka iyo boqoorada

 Cabdicasiis cismaan haji mahamuud
 Iyo Muuna maxamed cismaan 

Laba yahaw is doorte Kalgacaylku laasimay Liibaan aduunyiyo waxaad Laabta galisan caashaqa libtiisi ladnaan inaad ku gaadheen nacaab iyo warxumo lura ka ilaasha layliga lamaanihi is dhawrtee isu diida lahashada noqda laba is aamina qofka dookhu kugu ladho ogoow guurku waa libin waana laaca aadmiga isu xaadha laabto noqda laba is aamina 

 erayada abwaan Mohamed abdiwelisahardiid{samaale} 

 Aniga oo ah Mohamed abdiweli sahardiid kuna hadlaya maga reer saxardiid oo dhan Waxaan halkan hanbalyo meheer wacaan uga diraya Oo meherkoodu ka dhici doono Hargaysa sommaliland 2/3/2015 Waxaan leeyahay tahniyadii nabigeena scw Baraaka laahu laka wa Baraka calayka wa jamaca baynakum bilkhayr wa bilkhayr