Mooshin Xilka Lagaga Xayuubinaayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Ciro Ayaa Bari La Filaayo In La Hor Keeno Baarlamaanka.

0
Friday February 07, 2014 - 17:21:22 in by Super Admin
  • Visits: 1237
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mooshin Xilka Lagaga Xayuubinaayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Ciro Ayaa Bari La Filaayo In La Hor Keeno Baarlamaanka.

    Mooshin Xilka Lagaga Xayuubinaayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Ciro Ayaa Bari La Filaayo In La Hor Keeno Baarlamaanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mooshin Xilka Lagaga Xayuubinaayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Ciro Ayaa Bari La Filaayo In La Hor Keeno Baarlamaanka. Mooshin Xilka Lagaga Xayuubinaayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Ciro Ayaa Bari La Filaayo In La Hor Keeno Baarlamaanka Barito oo sabti ah.
Hargeya,(Afkashacabka.com).Khilaafka Golaha wakilada Somaliland ayaa marbamarka ka sii danbaysa Cirka Isku sii Shareeraya waxaana la filayaa in Barto oo sabtiya la hor keeno Golaha Wakiilad somaliland mooshin ka dhan ah Gudoomiyha Golaha wakiilada ahna Gudoomiyaha xisbiga wadani Cabdiraxaan ciro.waxana Xilka lagaga qaadi kaga 55 cod in u dhow hadii loo gacan Taago.

Arkin Iyo Khilaafka Golaha sharci Dejinta Somaliland ayaa ka dhashay kadib markii loo sameeyay Golaha wakilada Xeer hoosaad awoodooda lagu naaqusayo labada gudoomiye ku Xigeen oo labadii kursi xaga hoose loo dhigay halka Cabdiraxaan ciro Gudoomiyha Golaha loo dhigay kursi giisi xaga sare.arinkan ayaa sababay Khilaaf Iyo kala qayb sanaan soo wajahday aqalka Wakiilad oo ay labadii gudoomiye ku Xigeen ka shiraacdeen goobta 3 dii kal fadhi ee Golaha wakilada oo aan fuuda soo galin.
Dhinaca kalena Waxa aad Khilaaf u kala dhex miranayaa Gudoomiyha Golaha wakiilada Iyo xukumada oo barigii hore saxiib ahaan jirtay ayaa hada u muuqata in la kala caraabay oo ninba tiisa ku Xayuuqay."Isla dhawaan ayay hayd markii ciro hanjabaad u mariyay war baahinta xukumada xiligaas oo uu ku sugnaa dalka Sweden waxaanu sheegay Inuu hawlaha Golaha Wakiilad wax badan ka badali doono Taas oo uu ku talaabsaday Xeer hoosaadka muranka ka dhex abuuray shir gudoonka Golaha wakiilada."

Dhinaca kale ilo xogagaal ah ayaa sheegay in Xilka laga tuuri doonno dhawaan Gudoomiyha Golaha wakiilada oo Isku hayay awalba laba jago oo aan Isku haboonayn."

Waxii Wara ee ka soo kordha Golaha wakilada waxaad kala socota Shabakada wararka ee caalamiga ah ee Afkashacabka.com