Afghanistan Oo Sheegtay Inay Dishay Taliyihii Labaad Ee Ururka Daacish.

0
Monday March 16, 2015 - 09:09:37 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afghanistan Oo Sheegtay Inay Dishay Taliyihii Labaad Ee Ururka Daacish.

    Ciidamada Afghanistan ayaa sheegaya in ay Daacish ka dileen taliyhii labaad oo ku sugan Afghanistan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Afghanistan ayaa sheegaya in ay Daacish ka dileen taliyhii labaad oo ku sugan Afghanistan.

Taliyahaasi la dilay oo la odhan jiray Hafiz Wahidi ayaa xilka kala wareegay Mullah Raouf oo la dilay bishii hore.

Labaduba waxay hore taliyayaal uga ahayeen ururka Taalibaan. Daacish ayaa ku dadaalaysay in ay tababarto dagaalyahanada reer Afghanistan.

150226070628_islamists_truck_512x288_ap

 

 

Afhayeen u hadlay wasaarada gaashaandhiga ayaa sheegay in Taliyaha Hafiz Wahidi lala dilay sagaal dagaalyahan oo kale, waxaana lagu dilay waqooyiga gobolka Helmand.

Ciidamada Afghanistan ayaa mudo todobaadyo ah waxay ku guda jiraan hawlagalo balaadhan oo ay kula dagaalamayaan kooxaha kacdoonka wada.