In ka Badan 1 Milion Oo Muwaadiniin Reer Brazil Ah Oo Ka Qayb Qaadanaya Mudaharaado Laga Soo Hor-jeedo Madaxwaynaha Dalkaas

0
Monday March 16, 2015 - 15:01:39 in by Burco Office
  • Visits: 612
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    In ka Badan 1 Milion Oo Muwaadiniin Reer Brazil Ah Oo Ka Qayb Qaadanaya Mudaharaado Laga Soo Hor-jeedo Madaxwaynaha Dalkaas

    In kabadan hal milyan qof oo reer Brazil ah ayaa ka qaybqaadanaya mudaaharaad lagaga soo horjeedo madaxwaynaha dalkaasi Dilma Rousseff, iyaga oo qaar badan oo dadkaasi kamid ah ay dalbanayaan in ay xilka banayso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

In kabadan hal milyan qof oo reer Brazil ah ayaa ka qaybqaadanaya mudaaharaad lagaga soo horjeedo madaxwaynaha dalkaasi Dilma Rousseff, iyaga oo qaar badan oo dadkaasi kamid ah ay dalbanayaan in ay xilka banayso.

Arrintaai waxa ay la xiriirtaa fadeexad wayn oo wax isdabarin oo ka jirta shirkadda shidaalka ee Petrobras, oo ay dawladdu leedahay.

Dibad baxyadu waxa ay ka dhacayaan dhamaan gobolada iyo caasimadda Brasiliya.

Dibad baxa ugu wayn waxa uu ka dhacay magaalada Sao Paulo, halkaas oo ah magaalo ay mucaaradku ku xoog badananyihiin, iyada oo ay mudaaharaadka ka qaybqateen boqolaal kun oo dad ah.

Dawllada Braziloo arrintaas ka jawaabaysa waxa ay sheegtay in ay qaadayso talaabooyin ay ku xadidayso musuqa iyo isla xisaabtan la’aanta.

Wasiirka caddaalada Jose Eduardo Cardozo, waxa uu sheegay in dibad buxu uu xaqiijinayo hanaanka dimuqraadiyadeed ee dabiiciga ah ee xukuumadda Brazil.

Contact@afkashacbka.com