War Deg Dega:Abwaanad Nimco Aadan Hure (Nimco Gabaydo )Oo Galabta Ku Geeryootay Cisbitaalka Magaalada Hargeysa.

0
Wednesday March 18, 2015 - 23:04:36 in by salman abdi
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Dega:Abwaanad Nimco Aadan Hure (Nimco Gabaydo )Oo Galabta Ku Geeryootay Cisbitaalka Magaalada Hargeysa.

    waxa Galabta ku geeryootay dhakhtarka weyn ee magaalada Hargeysa Nimco Aadan Hure oo ku magac dheerayd (Nimco Gabaydo),waxaana sidaasi noo xaqiijiyey qaar kamid ah bahda fanka ee Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxa Galabta ku geeryootay dhakhtarka weyn ee magaalada Hargeysa Nimco Aadan Hure oo ku magac dheerayd (Nimco Gabaydo),waxaana sidaasi noo xaqiijiyey qaar kamid ah bahda fanka ee Somaliland.


Nimco gabaydo ayaa in muddo ahba xanuunsanaysay,waxaanay taaley dhakhtarka weyn ee magaalada Hargeysa,taas oo ugu dambayntiina goor dhoweyd ku geeryootay cisbitaalkaasi.

Waxaana lagu xusuustaa Nimco Gabaydo gabayo badan oo dhinaca bulshada ah oo ay tirisay,kuwaas oo ay bulshada Somaliland ku xusuusan doonto.

Inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun,Bahda Afkashacabka waxay tacsi u dirayaan ehelada,Qaraabada ,Bahda Fanka iyo Shacabka Somaliland ee ay ka baxday Abwaanad Nimco Aadan Hure (Nimco Gabaydo).