DAAWO: Shirkada KAAH Oo Hirgalisay Garoon Kubadada Cagta Lagu Ciyaaro Oo Dedan.

0
Friday March 20, 2015 - 22:55:01 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: Shirkada KAAH Oo Hirgalisay Garoon Kubadada Cagta Lagu Ciyaaro Oo Dedan.

    Sherkada Laydhka Caanka ku ah ee KAAH, ayaa garoon kubada cagta lagu ciyaaro ka hirgalisay xarunta Sherkada, oo ku taala bariga Magaalada Hargaysa. Garoonkan oo ah mid dedan isla markaana lagu goglay rooga cawska doodaga leh, waxaa furitaankiisi ka q

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sherkada Laydhka Caanka ku ah ee KAAH, ayaa garoon kubada cagta lagu ciyaaro ka hirgalisay xarunta Sherkada, oo ku taala bariga Magaalada Hargaysa. Garoonkan oo ah mid dedan isla markaana lagu goglay rooga cawska doodaga leh, waxaa furitaankiisi ka qaybgalay Agaasimaaysha, Wasaaradaha Ciyaaraha, Hawlaha Guud iyo Duulista.




Contact@afkashacabka.com