Haweeney Boqol Sano Jirta Oo Laga Sii Daayey Xabsi Ku Yaalla Kenya

0
Saturday March 21, 2015 - 09:18:38 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haweeney Boqol Sano Jirta Oo Laga Sii Daayey Xabsi Ku Yaalla Kenya

    Haweeney jirta boqol sano ayaa laga sii daayey xabsi ku yaalla dalka Kenya iyada oo ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haweeney jirta boqol sano ayaa laga sii daayey xabsi ku yaalla dalka Kenya iyada oo ...

xadhigeedu uu cadho badan ka dhaliyey dalkaasi.
Margaret Ngima waxaa lagu xukumay xabsiga Embu ka dib markii ay ku guuldareysatay in ay bixiso ganaax gaadhaya $1,000.

 

Sii Deynta haweeneydan oo caadiyan ka duwan dadka lagu xidho xabsiyada kala duwan ee dalkaasi maadaama ay jirto 100 sano oo iyadu ay caawimo u baahantahay ayaa waxaa u ololeeyey siyaasiyiin, dadka u dooda xuquuqda biniaadamka iyo haween.

Qaar ka mid ah siyaasiyiinta dalka Kenya ayaa la sheegay in ay bixiyeen ganaaxa haweeneydan lagu soo rogay taas oo ugu danbeyntii keentay in dibadda ay uga baxdo jeelkii ay ku jirtay.