Xisbiga Kulmiye ayaa si Cad u Beeniyey Warar ay ka qoreen Qaar ka mida Warbaahintu

0
Saturday March 21, 2015 - 11:46:41 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Kulmiye ayaa si Cad u Beeniyey Warar ay ka qoreen Qaar ka mida Warbaahintu

    Warsaxafaadeed Goor dhoweyd ka soo baxay Xarunta Dhexe ee Xisbigaasi ayaa lagu yidhi sidan:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warsaxafaadeed Goor dhoweyd ka soo baxay Xarunta Dhexe ee Xisbigaasi ayaa lagu yidhi sidan:

             

XISBIGA MIDNIMADA & HORUMARINTA SOMALILAND

(KULMIYE)

 

Address:  Jigjigayar, Ibrahim Kodbur District, Hargesia Somaliland.

Tell:           00252-2-527883

Mobile:      00252-4134891,4026659

Email:       headquater007@hotmUjeedo: lacag qabasho.

 

REF: XK/XGX/0042098/2015                                                                           Date:21/03/2015 

 

 

 

Ujeedo: Saxaafada

 

War gayska Foore oo ka soo baxa magaalada Hargeisa ayaa wuxuu cadadkiisii manta boga hore ku daabacay war aan sal iyo raad toona lahayn oo waxba ka jirin, waxanan cid kasta u cadaynaynaa in warkaasi yahay been cad oo fore u badheedhay oo aanu geedna ugu soo gaban.

 

Waxaanu bulshada u sheegaynaa in madaxwaynaha iyo Gudoomiyaha Xisbiga  kulmiye ay ka midaysanyihiin siyaasada Dawlada iyo xisbiga ee xiligan iyo ta mustaqbalkaba.

 

Saxaafadu qaranka waxay u haysaa masuuliyad wayn , hadii masuuliyadaasi u gacan gasho cidan ehel u ahayn waxay dalka ka abuuri kartaa khal-khal wareed.

Gabagabadii waxaanu bogaadinaynaa saxaafada inteeda badan ee dhawrtay Anshaxa iyo xeerka saxaafada waxaananu u digaynaa inta been abuurka iyo khalkhal galinta bulshada caadaysatay

 

 

 

 

                                         ALLA MAHAD LEH

 

Mustafe Iid Maxamed

Agaasimaha Xafiiska Xarunta dhexe iyo Xadhiidhka saxaafada