Wasiirka Qorshaynta Qaranka Oo Ka Jawaabay Hadal Ay Hay'adda DANIDA Ku Durtay Ammaanka Somaliland

0
Saturday March 21, 2015 - 23:03:01 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Qorshaynta Qaranka Oo Ka Jawaabay Hadal Ay Hay'adda DANIDA Ku Durtay Ammaanka Somaliland

    Wasiirka wasaaradda Qorshaynta Qaranka, Dr Sacad Cali Shire, ayaa jawaab ka bixiyay Weedho xanaf leh oo Hay'ad horumarinta u qaabilsan Denmark Somaliland ku sifaysay,waxaana uu sheegay inuu arrintaas kala hadlay wakiilaka Hay'addan U Fadhiy

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka wasaaradda Qorshaynta Qaranka, Dr Sacad Cali Shire, ayaa jawaab ka bixiyay Weedho xanaf leh oo Hay'ad horumarinta u qaabilsan Denmark Somaliland ku sifaysay,waxaana uu sheegay inuu arrintaas kala hadlay wakiilaka Hay'addan U Fadhiya dalka Kenya.


Hay’adda Danida, ayaa shaqo la taliye ah oo ay wasaaradda Qorshaynta u shaqaalaysiinaysay waxay shuruudaha ka dhigtay in Somaliland tahay meel heerkii ugu sareeyay ay tahay khatarta Argagixisadu, sidoo kalena afduub ay qofka ka shaqaynaya kula kici karaan maleeshiyo hubaysan, wasiirka oo arrintaasi ka hadlayana waxa uu yidhi "Waan Arkay, waan soo saaray(Shaqada ay Xayaysiinayeen) waxaanan kala hadlay safiirka u fadhiya dalka Kenya, Si gaar ahna email waan ugu diray waxaanan kala hadlay in la saxo ama laga saaro warkaas ay ku sheegeen somaliland.”




Contact@afkashacabka.com