WAXAN CANBAARAYNAYAA XADHIGA LAGULA KACAY WERIYE DARWIISH, QALINKII QORAA SACAD CALI KAAHIN RAAMALAY

0
Sunday March 30, 2014 - 19:18:03 in by Super Admin
  • Visits: 945
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAXAN CANBAARAYNAYAA XADHIGA LAGULA KACAY WERIYE DARWIISH, QALINKII QORAA SACAD CALI KAAHIN RAAMALAY

    Waxa Aan Aad Uga Xumahay oo Aan Cabaaraynayaa Guud Ahaan Waxayaabahan Maalmihii Ugu Dambee Lagula Kacaayay Hawlwadeenada Saxaafadda Madaxabanaan ee S/land Iyadoo Maalintii Arbacadii Fal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Aan Aad Uga Xumahay oo Aan Cabaaraynayaa Guud Ahaan Waxayaabahan Maalmihii Ugu Dambee Lagula Kacaayay Hawlwadeenada Saxaafadda Madaxabanaan ee S/land Iyadoo Maalintii Arbacadii Fal

Waxa Aan Aad Uga Xumahay oo Aan Cabaaraynayaa Guud Ahaan Waxayaabahan Maalmihii Ugu Dambee

Lagula Kacaayay Hawlwadeenada Saxaafadda Madaxabanaan ee S/land Iyadoo Maalintii Arbacadii Fal

Gacan Kahadala Ah Lagu Gacan Saaray Tafatirihii Wargayska Madaxbanan ee Ogaal

 

Ayaa Imikana Wararku Sheegayaan In Si Sharciga Baalmarsan Xabsiga Loogu Taxaabay Weriye C/laahi Xuseen Darwiish Hadaba Waxan Usoo Jeedinayaa Cidkasta oo Ku Lugleha Falalka Noocaasa ee Cabudhinta Iyo Caga Juglayntaa Inay Ka Waantoobaan Waayo Waa Arin Meel Kadhac Wayn KU ah Karaamadda Saxaafada Iyo Xoriyatul Qawlka Sidoo Kale Dimuqraadiyadda Ma Waxaynu Uqaadanay Inta Doorashooyinka Khusayasa oo

Keliya

 

Waxa Jirta In Weli Ay Xanibantahay Jariiraddii Hubaal oo Aan Ilaa Hada Xukumaddu Jawaab Cad Iyo Mid Maldahan Toonna Aanay Kabixin Waxan Ugu Baaqayaa Masuuliyiinta Arimahan Samaynaysaa Ay Ka Waantoobaan oo Hadii Weriyayaashu Ay Masuul Wax Ay Ka Qoreen Ku Ciil Beello Xadhig Iyo Cabudhin Dee Saxaafaddi Shaqayn Mayso Xoriyadina Jiri Mayso Hadaba Hadaa Madaxda Tihiin Waa Inaad Ogaataan In Saxaafaddu Idinka Wanaagiina Kashaqayso Waayo Waxa Wanaagsan ee Aad Qabataan Waxa Umadda Idiinka Gudbisa Warbaahinta Taa Dhigeedda Marka Dhalishiina Lasheegana Waa Wanaagiina oo Way Idin Saxaysaa

 

 

Hadaba Anigoo Ku Hadlaaya Afka Qoraaga S/land Waxaan Cod Dheer Kuleeyahay Waa In Si Deg Dega Xoriyadiisa Loogu Soo Celiyaa Weriye Darwiish Sidoo Kalena Talaabo Cad Laga Qaadaaa Cidii Ku Kacday Falkii Waxashnimada Ahaa ee Suuqa Lagu Fara Saaray Tafatiraha Wargayska Ogaal

 

Qalinkii Qoraa Sacad Cali Kaahin Raamalay {Sacad PLUCKY]