Daawo Muqaalka Maanta:Dawlada Ethiopia Oo Fagaare Ku Gubtay Fool Maroodi Badan

0
Saturday March 21, 2015 - 23:10:06 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Muqaalka Maanta:Dawlada Ethiopia Oo Fagaare Ku Gubtay Fool Maroodi Badan

    Xukuumada Ethiopia ayaa talaabadan ay ka qaadatay ee ay ku gubtay fool maroodiga aadka u badan, ku tilmaantay mid lagaga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Ethiopia ayaa talaabadan ay ka qaadatay ee ay ku gubtay fool maroodiga aadka u badan, ku tilmaantay mid lagaga

 Dawlada Ethiopia ayaa fagaare ku yaala caasimadda dalkaas ee Addis Ababa ku gubtay, qiyaastii ugu badnayd ee Fool Maroodi ah, kaas oo si sharci daro ah looga ganacsanayay, meelo kala duwana xukuumada laamaheeda u qaabilsan la dagaalanka badeecadaha sharci daradu ka qabteen.

 

Xukuumada Ethiopia ayaa talaabadan ay ka qaadatay ee ay ku gubtay fool maroodiga aadka u badan, ku tilmaantay mid lagaga dhabanayo qorshaha lagu cidhib tirayo ka ganacsiga foolka Maroodiga, kaas oo dabar tir ku haya Maroodiga, isla markaana noqday aafo dhibaataynaysa isku dheeli tirnaanta degaanka


Contact@afkashacabka.com