Daawo: Meherkii Ugu layaabka Badnaa iyo Xuseen Bisad Oo Meherkiisu Ka Dhacay Magaalada Hargeysa Iyo Malxiskiisa Oo Noqday Ninka Ugu Gaaban + Sawiro

0
Saturday March 21, 2015 - 23:21:52 in by salman abdi
  • Visits: 6197
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Meherkii Ugu layaabka Badnaa iyo Xuseen Bisad Oo Meherkiisu Ka Dhacay Magaalada Hargeysa Iyo Malxiskiisa Oo Noqday Ninka Ugu Gaaban + Sawiro

    Xuseen Maxamed Axmed ( Xuseen Bisad ) oo ah ninka labaad ee dunida ugu dheer oo dhalasho ahaan ka soo jeeda somaliland ayaa maanta meherkiisu ka dhacay hotel Crown Ee magaalada Hargeisa , Waxaana malxiis u ahaa ninka somaliland ugu gaaban oo layidhaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xuseen Maxamed Axmed ( Xuseen Bisad ) oo ah ninka labaad ee dunida ugu dheer oo dhalasho ahaan ka soo jeeda somaliland ayaa maanta meherkiisu ka dhacay hotel Crown Ee magaalada Hargeisa , Waxaana malxiis u ahaa ninka somaliland ugu gaaban oo layidhaa Shacayb Gaab. Xalfadan oo ahayd mid aad u heersaraysa ayaa waxa ka soo qayb galay Siyaasiyin , waxgarad , madaxdhaqameed , ganacsato iyo qaybaha bulshada oo dhan.


Xuseen Maxamed Axmed ( Xuseen Bisad ) ayaa markii ugu horaysa la shaaciyay inuu Arooskiisu Maalmaha soo socda dhici doono hotel Crown ee Magaalada Hargaysa.

 

Inabisad

bisad5

bisad4

bisad3

bisad2

bisad1

 

 


 

Contact@afkashacabka.com