Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Dib Ugu Soo Guryo Noqday Magalada Muqdisho

0 in by salman abdi
  • Visits: 754
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Dib Ugu Soo Guryo Noqday Magalada Muqdisho

    Ra'isal Wasaaraha ayaa intii uu ku sugnaa magalada Doha ee xarunta dalka Qatar waxa uu kulamo la soo qaatay Madaxda Dalkaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'isal Wasaaraha ayaa intii uu ku sugnaa magalada Doha ee xarunta dalka Qatar waxa uu kulamo la soo qaatay Madaxda Dalkaasi

Raysal wasaaraha Somaliya Cumar Cabdirashiid iyo Wafidi uu hogaaminayo oo safar muddo saddex cisho ah qaatay oo ay ku tageen dalka Qadar ayaa manta dib ugu soo laabtay Muqdisho

Ra'isal Wasaaraha ayaa intii uu ku sugnaa magalada Doha ee xarunta dalka Qatar waxa uu kulamo la soo qaatay Madaxda Dalkaasi, sidoo kale Heshiis kala duwan la soo saxeexday dhigiisa Dalkaasi Qatar.Ra’isal Wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa waxa garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay xubno ka tirsan labada gole ee dowlada Soomaaliya iyo qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka.

Heshiisyadaasi ayaa la xidhiidhay dhinaca waxbarashada iyo duulista hawada . waxaana Soomaaliya u kala saxeexay Wasiiradda  dulista hawada iyo arrimaha dibadda.

Safarka Ra’iisul wasaaraha Dalka uu ku tegay dalka Qatar ayaa qayb ka ah qorsha dowladda ay ku xoojineyso xidhiidhka ay Soomaaliya la leedahay dalalka caalamka.





Contact@afkashacabka.com