Warbixintii Ugu Dambaysay Ee Ka Hadlaysa Dadka Magan-gelyada Waydiista Qaarada Yurub.

0
Sunday March 22, 2015 - 11:08:01 in by salman abdi
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbixintii Ugu Dambaysay Ee Ka Hadlaysa Dadka Magan-gelyada Waydiista Qaarada Yurub.

    Tirada dadka ee magangelyda ka dalbadey Midowga Yurub ayaa kor u kacdey in ka badan 40% marka loo barbardhigo sanadkii hore.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tirada dadka ee magangelyda ka dalbadey Midowga Yurub ayaa kor u kacdey in ka badan 40% marka loo barbardhigo sanadkii hore.

Hay’adda tirakoobka u qaabilsan Midowga Yurub ayaa sheegaysa in 626 000 kun oo qof ay Midowga Yurub ka dalbadeen magangelyo.

018120872_30300

Sare u kaca tirada ayaa ka imaaneysa dagaalada weli ka socda dalka Siiriya. In ka badan 120 000 kun oo qof uu dhalatey dalka Siiriya ayaa ka mid ahaa kuwii dalbadey Qaxootinimada, meelaha kale ee ay ka yimaadeen waxaa ka mid ah Qaaradda Afrika, Afqaanistan iyo Kosovo.

Marka la eego Midowga Yurub, dalka Jarmalka ayaa noqdey halka ugu badan ee qaabiley qaxootiga, waxaana magangelyo weydiistey 200 000 oo qof, dalka Sweden ayaa kaalinta labaad ku jira oo qaabiley in ka badan 80 0000 kun oo qof.