Magacyada Golihii Wasiirada ee ugu Horeeyey ee Somaliland 1991 iyo kuwii 1993. W/Q: Cali Cabdi Coomay

0
Monday March 31, 2014 - 12:01:02 in by Super Admin
  • Visits: 7433
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magacyada Golihii Wasiirada ee ugu Horeeyey ee Somaliland 1991 iyo kuwii 1993. W/Q: Cali Cabdi Coomay

    Waxan halkan ku so gudbinayna Magacyada Golihii Wasiirada ee ugu Horeeyey ee Somaliland 1991-1993 iyo kuwii 1993 -1997. W/Q: Cali Cabdi Coomay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxan halkan ku so gudbinayna Magacyada Golihii Wasiirada ee ugu Horeeyey ee Somaliland 1991-1993 iyo kuwii 1993 -1997. W/Q: Cali Cabdi Coomay

Xukumadii 1991 ilaa 1992
Magaca                                                                         Xilka

C/rahmaan Axmed cali  (Tuur) ......M/weynaha somaliland
= Xasan Ciise Jaamac……… ...........M/ku-xigeeka somaliland
=Saleebaan maxamuud adan ………wasiirka arrimaha gudaha
= Sh. Yuusuf Sh. Cali Sh.madar………wasiirka arrimaha dibada
=Ismaciil Hurre Buubaa………………………..wasiirka maaliyada
= maxmed kaahin axmed……………………….wasiirka gaashaandhiga
= C/rahmaan Aw cali faarax……….........wasiirka waxbarashada
= Axmed ismaaciil duqsi…………………wasiirka cadaalada
= Cumar ciise cawaale……….........……wasiirka Badda iyo Gadiidka
= Cismaan adan dool……………………....wasiirka warfaafinta
= Abiib diiriye  nuur (timacad)……………wasiirka caafimaadka
= Siciid max’ed nuur (ilkamale)…………….wasiirka beeraha
=Maxamuud cabi cali (Bayr)………………..wasiirka kalluumaysiga
= Max’ed cali caateeye………………………wasiirka macdant iyo biyaha
= Jaamac rabiile good………………………..wasiirka qorshaynta
= Daahir max’ed yuusuf……….................wasiirka ganacsiga iyo warshadaha
= Mahdi cabdi dhegoyare…………………..wasiirka hawlaha guud
= Yuusuf max’ed cali……………….............wasiirka madaxtooyada
= Yaasiin max’ed………………………………..wasiirka xanaanada xoolah
= Xasan aadan wadaadid…………………………..wasiika dib-u-deginta

 
Wasiirk ku-xigeenada
= Axmed jaambir suldaan……………ku-xigeenka arrimaha gudaha
= Aadan saxar………………………....…ku-xigeenka maaliyada
= Aadan ruush…………………….........ku-xigeenka ganacsiga
= Daahir sheekh…………………………..ku-xigeenka gaashandhiga


Xukumaddii 1993 ilaa 1997
Magaca                                                                                          xilka
Max’ed x.ibraahin cigaal…………………………..m/weynaha somaliland
= C/rahmaan aw cali faarax………………m/ku-xigeenka somaliland
= Deeqa col-u-joog…………………………….wasiirka madaxtooyda
= Muuse biixi cabdi………………………….wasiirka arrimaha gudaha
= Max’ed ismaaciil bulaale.……………..wasiirka gaashandhiga
= C/laahi max’ed ducaale……………............wasiirka maaliyada
= Cismaan c/laahi jaamac…………………………wasiirka qorshaynta
= Saleebaan maxamuud adan………wasiirka waxbarshada iyo ciyaaraha
= Axmed aw aadan…………………….wasiiru-dawlaha arrimaha dibada
= C/laahi giire rooble………………….wasiirka cadaaladda iyo dastuurka
= Yaasiin Xaaji max’ed………………………wasiirka caafimaadka
= Max’ed cali caateeye…………..wasiirka macdanta iyo biyaha
= Sh. a/rahmaan daahir……………wasiirka aw-qaafta iyo arrimaha diinta
= Yuusuf sh. Ibraahin……………………wasiirka warfaafinta
= Max’ed ibraahin dayid………wasiirka ganacsiga iyo warshadaha
= Cismaan aadan dool……………wasiirka boosaha iyo isgaadhsiinta
= Haybe cumar magan……..wasiirka beeraha iyo xoolaha
= Cabdi max’ed gaagaale……….wasiirka hawlaha guud iyo gaadiidka
= Yuusuf jaamac buraale………..wasiirka dib-u-dejinta


Wasiir ku-xigeenada
= C/kariim xaashi cilmi…………………ku-xigeenka dib-u-dejinta
= Daahir max’ed cismaan………….ku xigeenka hawlaha guud iyo gaadiidka
= Cawil xaaji cumar……………………..ku-xigeenka beeraha iyo xoolaha
= Max’ed cismaan hadi…………….ku-xigeenka waxbarashada iyo ciyaaraha
= Max’ed cali cumar……………………ku-xigeenka ganacsiga iyo warshadaha
= Max’ed cumar aw-nuur ……………..ku-xigeenka macdanta iyo biyaha
= Max’ed ibraahin axmed…………………ku-xigeenka maaliyada
= C/laahi cige muuse…………………………..ku-xigeenka arrimaha gudaha
= Xasan guure jaamac…………………………ku-xigeenka gaashaandhiga
= Axmed xuseen oomane…………….ku-xigeenka kalluumaysiga.





Cali cabdi coomay
Suxufi, qoraa ah.
B.A in journalism
Haragaysa, Somaliland
calicoomay@hotmail.com
xigasho:
Cibaarooyinka qarniga iyo cidaad jeceshahay inaad ku dayatid: Cali Qoryoolay