(MALAGA YABAA IN HAWADA SOMALILAND KHUBARADA KA SOCOTA D/FEDERALKA AY GACANTA U GASHO INAY GUDOMIYAN? SOMALILAND NA AY LA MID NOQOTO!)

0
Monday March 31, 2014 - 20:24:48 in by
  • Visits: 1064
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (MALAGA YABAA IN HAWADA SOMALILAND KHUBARADA KA SOCOTA D/FEDERALKA AY GACANTA U GASHO INAY GUDOMIYAN? SOMALILAND NA AY LA MID NOQOTO!)

    MALAGA YABAA IN HAWADA SOMALILAND KHUBARADA KA SOCOTA D/FEDERALKA AY GACANTA U GASHO INAY GUDOMIYAN? SOMALILAND NA AY LA MID NOQOTO......

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

MALAGA YABAA IN HAWADA SOMALILAND KHUBARADA KA SOCOTA D/FEDERALKA AY GACANTA U GASHO INAY GUDOMIYAN? SOMALILAND NA AY LA MID NOQOTO......


sidaynu ogsoonahay wada hadal badan kadib waxay somaliland ku gulaysatay in la yirahdo hawada somaliland iyo somaliya hargeisa halaga maamulo oo fadhisinkeda yesha barta laga maamulana qaata!
hadaba xubnihii uu madaxwaynaha u xilsaaray inay la hadlaan somalia oo aha rag aad u adag marka loo eegana uu kasii adag yahay wasirka duulista hawada somaliland maalmaha fooda inagu soo haysana la filayo in arinki hawada ee khuseeyay labada dal la sii guda galo.

ma laga yaba in ay gudomiyaan khubarada ka socota dowlada federaalka somaliya maamulka hawada fadhisinkana noqdo hargeisa.

haday taa dhacdo waxay somaliland la mid noqonaysaa maamul ka mid ah dowlada federaalka somaliya macnaheduna ay tahay khubaradii waxay fadhidaa hargeisa oo ay hawadii somaliyana ka maamulayaan ayay caalamka ugu shekaynayaan.

waxbadan ayay siyaasiyintena yirahdeen guul ayaanu ka keenay maanta ayay noqonaysa mid guusha rumowdo ama beenawdo ilayn waa tii ugu horaysay ee ay shegen inay tahay guul la taaban karo
anigoo ah musharaxa madaxwaynaha mustaqbalka waxaan ka digayaa inaysan hogaanka yeelan khubaradaa ina sheeganaysa ee leh somaliya anagaa u dowlad ah arimahedana ma talayna wasiirkana ma ahan maanta mid looga baqayo in la hoos mariyo kubada lakin nimanku waa rer xamar oo dusinta way ku badiyaan