Ogaysis Filim Cusub Oo Noceeda Hore Lagu matalin dalka sobaxi dona Bilaha Sosocda (COMMING SOON)

0
Monday March 31, 2014 - 23:00:27 in by salman abdi
  • Visits: 1085
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogaysis Filim Cusub Oo Noceeda Hore Lagu matalin dalka sobaxi dona Bilaha Sosocda (COMMING SOON)

    Filmkii ugu horeeyay ee Noociisan oo kale ah lagu matalo gudaha dalka somaliland gaar ahaan Gobolka Saaxil ee Magaalo madaxda Berbera.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Filmkii ugu horeeyay ee Noociisan oo kale ah lagu matalo gudaha dalka somaliland gaar ahaan Gobolka Saaxil ee Magaalo madaxda Berbera.

Filmkan oo ay mataleen arday wax ka dhigata jaamacada Golis ee magaalada berbera Gaar ahaan Faculty-ga IT-ga ama computer Science-ka.
Filmkan oo magaciisu Yahay {HACKERS MAN (Most Wanted)}
Filmkan waxaanu ugu tala galnay inuu soo baxi doona 10 April ee sanadkan aynu ku guda jirno.
(COMMING SOON) Hordhaca Filmka